ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

MUCJISO DILAAGII AFMEER LASOO QABTAY NINKII DILEY WARIYE JAMAAL FAARAX AADAN,TOOGASHADIIS GAALKACYO.

Автор: Darwiish Tv

Загружено: 2025-05-10

Просмотров: 96353

Описание: MUCJISO DILAAGII AFMEER LASOO QABTAY NINKII DILEY WARIYE JAMAAL FAARAX AADAN,TOOGASHADIIS GAALKACYO.




Cabdiqani Saleebaan Jaamac (Sayloor) oo kamid ahaa Shabaabkii dilka ku xukunnaa ee ka baxsaday xabsiga Cirka ee magaalada Gaaalkacyo Puntland ayaa gacanta lagu dhigay.

waxaana lagu qabtay deggaan ku dhow degmada Bacaadweyne ee Koonfurta Mudug. Waxaa gacanta ku dhigay ciidamo katirsan maamulka Galmudug.

Taliska qaybaha Gobolka Mudug ee PLN Iyo GLM oo sanadihii u danbeeyay si joogtaa uwada shaqaynayay ayaa guulo baddan ka gaaray amaanka gobolka

Sidaas waxa Afmeer u xaqiijiyey taliyaha qeybta booliska gobolka Mudug G/Sare Maxamuud Cabdixakiin.

#puntland #Afmeer #sayloor #Gaalkacyo #warbixin

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
MUCJISO DILAAGII AFMEER LASOO QABTAY NINKII DILEY WARIYE JAMAAL FAARAX AADAN,TOOGASHADIIS GAALKACYO.

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]