Muxaadiro cusub Toosnaanta 2026 || Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil
Автор: Kalsoor Media
Загружено: 2026-03-09
Просмотров: 111
Описание:
Description
Toosnaanta 2026 | Sheekh Mustafe
Muxaadaro qiimo badan oo uu jeedinayo Sheekh Mustafe oo ka hadlaya toosnaanta, cibaadada, iyo sida qofka Muslimka ahi naftiisa u hagaajin karo sanadka 2026.
Muxaadaran waxay ku baraarujinaysaa qalbiga Muslimka si uu ugu noolaado jidka saxda ah, u dhowra salaadda, una raaco Qur’aanka iyo Sunnada.
Haddii aad jeceshahay muxaadarooyinka diinta Islaamka:
👍 Like saar
🔔 Subscribe samee
📤 La wadaag dadka kale si kheyrku u faafo.
Allah ha naga dhigo kuwa toosan oo ku socda jidka saxda ah. Aamiin.
Hashtags
#SheekhMustafe
#Toosnaanta2026
#Muxaadaro
#DiintaIslaamka
#Islamic
#Quran
#Ramadan
#SomaliIslam
#IslamicLecture
#Dacwo
#SomaliMuxaadaro
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: