ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

HEESTII GALEYR & AL FANNAAN CABDULQAADIR BAGAAG. + LYRICS

Автор: Jaalle Allamagan

Загружено: 2015-02-11

Просмотров: 624321

Описание:    / jaalleallemagan  
Galowga & haaddii. aar gooni meeraba. gurxan lagama waayoo. ileyn wuu gariiraa . Adaa qurux gobeediyo. heybad gaar ahaaneed. Guulle uu ku siiyoo. gidigood ku dhaafee. Adaa geesiyoon biqinee. galeyr yahow adaan . dhambaal gaar ahaaneed. gaarsii warkeygoo. gacantaada uga dhiib. Gudcur dam ah habeenimo . indhahoo aan geed arag. markaan gaar is iri baa. raadkeedii gees maray. Go'an roob ku hooriyo. geedahoo caleenlaan. gucle orod ku dhaafoon. harraad geesta ula dhacay. Adaa geesiyoon biqinee. galeyr yahow adaan . dhambaal gaar ahaaneed. gaarsii warkeygoo. gacantaada uga dhiib. Tilmaan gaar ah qaadoo. yaanu kaa gadmanine. guriga ay ku nooshahay. waa kan geedka weyn leh. ha gilgilin albaabkoo . gacal baa ilaashee. xidigaha garkoodiyo . guudka uga soo dagoo. Adaa geesiyoon biqinee . galeyr yahow adaan . dhambaal gaar ahaaneed . gaarsii warkeygoo. gacantaada uga dhiib.

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
HEESTII GALEYR & AL FANNAAN CABDULQAADIR BAGAAG. + LYRICS

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

Bashiir cali Xuseen

Bashiir cali Xuseen" Heesti maryaneey hees qaraami ah axdi iyo wacad hees qaraami ah jaceyl ah

AXMED RASTA __HEESTII GALEYR _LYRICS

AXMED RASTA __HEESTII GALEYR _LYRICS

BARN.1AAD: SUCUUDIGA OO MARKALE IMAARAATKA CEYRIYAY WAR XIISO LEH, IYO WARARKA IRAN IYO MAREYKAN

BARN.1AAD: SUCUUDIGA OO MARKALE IMAARAATKA CEYRIYAY WAR XIISO LEH, IYO WARARKA IRAN IYO MAREYKAN

Джем – HEESTII GALEYR & AL FANNAAN CABDULQAADIR BAGAAG. + LYRICS

Джем – HEESTII GALEYR & AL FANNAAN CABDULQAADIR BAGAAG. + LYRICS

Cabdiqafar Ciise Cali - Wax ka ogoow taariikhda heesaha caan baxay ee uu  qoray #Galaydh #Caynbaceyn

Cabdiqafar Ciise Cali - Wax ka ogoow taariikhda heesaha caan baxay ee uu qoray #Galaydh #Caynbaceyn

Hees

Hees "ubaxii Baxaayaay Sowdigan Abaarsaday "

Kinsi X Adan Ahun & Siciid Mire Xaydar Ahun | Dhabta Miyaan ku Saara | T.Qabasho  05-07-1975

Kinsi X Adan Ahun & Siciid Mire Xaydar Ahun | Dhabta Miyaan ku Saara | T.Qabasho 05-07-1975

*Cabdiqadir Bagaag Ahun | Heestii Galaydh

*Cabdiqadir Bagaag Ahun | Heestii Galaydh

Moofadadii Cilmi Boodhari? Maxamed ingiriis iyo Ilig.

Moofadadii Cilmi Boodhari? Maxamed ingiriis iyo Ilig.

Cabdi Tahliil Heestii _ Yax Yax Iyo Xishood ( Original Version )_ Lyrics

Cabdi Tahliil Heestii _ Yax Yax Iyo Xishood ( Original Version )_ Lyrics

Aar Maanta - Dhadhami

Aar Maanta - Dhadhami

HEESTII GALEYR & AL FANNAAN CABDULQAADIR BAGAAG. + QARAAMI LYRICS

HEESTII GALEYR & AL FANNAAN CABDULQAADIR BAGAAG. + QARAAMI LYRICS

Heesta- Taar (Dhedigaba aduunbaa)  Maxamed Xasan Xuseen - Lafoole

Heesta- Taar (Dhedigaba aduunbaa) Maxamed Xasan Xuseen - Lafoole

AXMED RASTA IYO HEESTII GALEYR | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2015

AXMED RASTA IYO HEESTII GALEYR | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2015

Maxamed tubeec iyo aamina heestii hayga goosan cawa iga gacan saraysa

Maxamed tubeec iyo aamina heestii hayga goosan cawa iga gacan saraysa

Salaad darbi - Ceelbuur - Qaraami - lyrics

Salaad darbi - Ceelbuur - Qaraami - lyrics

FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020

FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020

Geesiga Dhulkiisa lyrics  | | Tubeec Iyo Hiba Nuura

Geesiga Dhulkiisa lyrics | | Tubeec Iyo Hiba Nuura

Khadra Daahir Ahun & Cabdiqaadir Bagaag Ahun | Heesta Gabaldaye  Kaban

Khadra Daahir Ahun & Cabdiqaadir Bagaag Ahun | Heesta Gabaldaye Kaban

WAA LIX IYO TOBAN SANO: AXMED RASTA -Slowed and Reverb

WAA LIX IYO TOBAN SANO: AXMED RASTA -Slowed and Reverb

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]