SHAN SU'AALOOD OO KU SAABSAN DAGAALKA SUURİYA
Автор: ANNAGA PRODUCTİON
Загружено: 2024-12-02
Просмотров: 40948
Описание:
Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
1-Science-ka
2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
4-Psychology
5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; https://www.facebook.com/Arimahasayni...
Faahfaahin 0:00
Si kooban maxaa Suuriya ka socda? 0:09
Dagaalka Suuriya, Ma waxaa ka dambeysa İsraa'iil? 1:22
Dagaalkaan Suuriya yaa faa'ido ku qabo yaa khasaare ku qabo? 7:36
Sunniyiinta Suuriya maxay u qabsateen Falastiin? 9:54
Dagaalka Suuriya siddee İsraa'iil u saameyn karaa? 14:16
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: