DEG DEG : Somaliland & Israa’iil: Heshiiska Qarniga & Jawaabta Muqdisho!
Автор: Sirta Media
Загружено: 2026-01-22
Просмотров: 1364
Описание:
Daawo Xogta Rasmiga ah: Maxaa ka dhex jira Israa’iil iyo Somaliland? Madaxweyne Cirro oo qormo xasaasi ah ku daabacay wargeyska The Wall Street Journal, kaddib aqoonsigii taariikhiga ahaa.
Warbixintan gaarka ah ee Sirta Meediya, waxaan ku falanqeynaynaa:
🔥 Sirta "Tuke Mooyee" iyo xiriirka soo jireenka ah ee Yuhuudda iyo Somaliland.
🔥 Sababta dhabta ah ee Israa’iil ay hadda tallaabadan u qaadday (Amniga Badda Cas).
🔥 Jawaabta kulul ee dowladda Soomaaliya iyo halka ay arrintu ku dambeyn doonto.
🔥 Maalgashiga bilyayiinta ah iyo qorshaha safaaradda cusub.
Waa warbixin aan dhinacyada laga eegin, xambaarsanna taariikh iyo saadaal siyaasadeed. Fadlan ha iloobin inaad SUBSCRIBE saarto kanaalka, gambaleelkana furato.
#Somaliland #Israel #Recognition #SirtaMeediya #MadaxweyneCirro #WSJ #Somalia #Geopolitics #RedSea #Muqdisho #Hargeysa #WararkaMaanta #SomalilandIsraelRelations #Aqoonsi
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: