ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

SIDA GEED CALEENLIYO. MAXAMED AXMED KULUC

Автор: Jaalle Allamagan

Загружено: 2016-03-29

Просмотров: 156526

Описание:    / jaalleallemagan  
SIDA GEED CALEENLIYO . MAXAMED AXMED KUUC
Sida geed caleenliyo
Ubax guud ka qariyeen
ooy gooni laamaha
ay midiba geesteed
hoobaan is gaadhiyo
guntin midho ah leedahay
oo soo gandoodoo
galka faraqa soo daray
oo godon barwaaqo ah
durdur aan go’ayniyo
gacan webi ku yaaliin
oon gu iyo jiilaal
midab guurin baad tahay.
Gabadh yahay kalgacalbaan
goortaan ku eegoba
qalbigayga gelisaa
waxse aanan garanayn
ii gunuday caashaqe
halka aad i gaadhsiin.
Sidaad tahay gamaan faras
senge geesi daaqsaday
oo uu garduur miray
sodon beri iyo gawdeed
uu goobay farowgii
sararta iyo gaadada
oo galangalcooboo
cududuhu gamuurmeen
oo galaba loo raro
sida ramad guyaal dhalay
hadba kaynta geedo leh
oon guluf colaadiyo
weli socoto dheer gelin
Gabadh yahay kalgaclbaad
goortaan ku eegoba
qalbigayga gelisaa
waxse aanan garanayn
ii gunuday caashaqe
halka aad i gaadhsiin.
Sida gubanka qaarkii
dhul gargoorku siman yahay
ama maadh galdhiidhoo
gubatiyo ku taal hawd
oo laba gardhooboo
badhba gees u seexdeen
dharabka iyo geedaha
quruxdooda gaarka ah
ama haro gingimanoo
guud ka xarfanaysoo
shinbiruhu ka giigeen
oon gu iyo jiilaal
midab guurin baad tahay
Gabadh yahay kalgacalbaan
goortaan ku eegoba
qalbigayga gelisaa
waxse aanan garanayn
ii gunuday caashaqe
halka aad i gaadhsiin…

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
SIDA GEED CALEENLIYO.   MAXAMED AXMED KULUC

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

TOOS: soo dhaweynta Madaxweynayaasha Axmed Madoobe iyo Saciid Deni

TOOS: soo dhaweynta Madaxweynayaasha Axmed Madoobe iyo Saciid Deni

FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD

FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD

Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta

Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"

Xog Kashiftay Mashruucii Geelle Iyo Gurguurte Ee Galbeedka Somaliland

Xog Kashiftay Mashruucii Geelle Iyo Gurguurte Ee Galbeedka Somaliland

Maxamed Axmed Kuluc | Haku Daalin Jeedaal | Muuqalo Hore  | With Lyrics | Subtitle CC

Maxamed Axmed Kuluc | Haku Daalin Jeedaal | Muuqalo Hore | With Lyrics | Subtitle CC

**Maxamed Axmed KULUC Ahun | Heestii Balag baa la ii Sudhay ama Badda

**Maxamed Axmed KULUC Ahun | Heestii Balag baa la ii Sudhay ama Badda

Maxamed Mooge Liibaan | Mudantii Haweenkay - (Kaban)🔥

Maxamed Mooge Liibaan | Mudantii Haweenkay - (Kaban)🔥

Salah Bonge  /  Omar  Shooli  ( NAFYAHAY )

Salah Bonge / Omar Shooli ( NAFYAHAY )

“Sedex bilood iyo sedex maalmood ayaa ka hartay mudo xileedka Xasan Sheekh, muda..”.Kheyre.

“Sedex bilood iyo sedex maalmood ayaa ka hartay mudo xileedka Xasan Sheekh, muda..”.Kheyre.

**Maxamed Axmed KULUC Ahun | Heesta Diigaa Habeenkii | Dawo

**Maxamed Axmed KULUC Ahun | Heesta Diigaa Habeenkii | Dawo

Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan

Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan

Farxiya Cali Ahun & Rashiid Bulo Ahun  | Heestii Uurka Ku Tabaye

Farxiya Cali Ahun & Rashiid Bulo Ahun | Heestii Uurka Ku Tabaye

Hani Uk iyo iskalaji 2017 farsamadii:Samatar Said Salah

Hani Uk iyo iskalaji 2017 farsamadii:Samatar Said Salah

Salad Darbi & Xalima Khaliif Magool aun | Dalmarow l ERY Ahun MC Kaariye l LXN Salad Darbi 1968

Salad Darbi & Xalima Khaliif Magool aun | Dalmarow l ERY Ahun MC Kaariye l LXN Salad Darbi 1968

TOOS: Axmed Madoobe, Saciid Dani iyo xubnaha Golaha Mustaqbalka oo caawa Muqdisho

TOOS: Axmed Madoobe, Saciid Dani iyo xubnaha Golaha Mustaqbalka oo caawa Muqdisho

Aamina Feyr|| Warsan iyo weedhsan iisoo waceey|| Carwo Lyrics.

Aamina Feyr|| Warsan iyo weedhsan iisoo waceey|| Carwo Lyrics.

Axmed Cali Cigaal Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta

Axmed Cali Cigaal Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "GORAYA CAWL"

Khadro Daahir Heesta | Cudurka kaa gala fardaha | Lyrics | Astaan Music 2020

Khadro Daahir Heesta | Cudurka kaa gala fardaha | Lyrics | Astaan Music 2020

Maxamed Nuur Giriig Gam'ayee Hurdada Dheer

Maxamed Nuur Giriig Gam'ayee Hurdada Dheer

Amina Cabdilaahi Ahun & Maxamed Axmed Kuluc Ahun  | Heesta Ma dagana | Hadal ii Daboolnaa

Amina Cabdilaahi Ahun & Maxamed Axmed Kuluc Ahun | Heesta Ma dagana | Hadal ii Daboolnaa

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]