Vlog:Shopping Yar oo Ramadanka ah
Автор: Umu Maryama Family
Загружено: 2026-02-17
Просмотров: 1064
Описание:
Maanta waxaan idinla wadaagayaa adeeg yar oo aan u sameeyay diyaarinta bisha barakaysan ee Ramadaan. Inkastoo adeeggu yar yahay, haddana guriga wuxuu helay jawi qurux badan oo Ramadaan ah. Ku soo dhawaada diyaargarowga qoyska iyo qurxinta fudud ee Ramadaanka.
#RamadaanDiyaargarow
#RamadaanShopping
#QoysDiyaarAh
#RamadaanHome
#NoloshaQoyska
#GuriQurux
#Ramadaan2026
#DailyVlog
#FamilyVlog
#UmumaryamFamily
#iskaashifamily
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: