Dib u Milicso 2018 | Dr. Aweis Omar Mohamud: Fahamka STEM
Автор: Somali STEM Society
Загружено: 2025-11-01
Просмотров: 77
Описание:
Dib u milicsi dhiirrigelin leh oo laga soo qaaday sanadkii 2018, Dr. Aweis Omar Mohamud ayaa ka hadlay muhiimadda ay STEM (Science, Technology, Engineering, Mathematics) u leedahay horumarka dalka Soomaaliya.
Wuxuu xusay in bulsho aan fahamsaneyn STEM aysan horumari karin, balse bulsho fahamsan ay ku socoto jidka kobaca iyo mustaqbal ifaya.
Aan sii xoojino dhalinyarada Soomaaliyeed si ay u noqdaan hal-abuurayaal iyo hormuudka horumarka berrito. 🇸🇴
#STEMEducation #FutureInnovation #SomaliaDevelopment #STEMSomalia
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: