Cawayska Culimada Kulanka 8aad Sh. Maxamed Sh. Ismaaciil Sh. Xasan
Автор: Kujoog Production
Загружено: 2018-06-02
Просмотров: 51449
Описание:
Barnaamijka Cawayska Culimadu waa barnaamij wacyi gelin ah, oo daawasho ah, waa barnaamij lagu soo bandhigayo qaybo ka mid ah nolosha, fikirka iyo waayo aragnimada culimada dalka. waa barnaamij la isku barayo bulshada gaar ahaan dhalinyarada iyo culimada ummada.
Martida Sannadka ee Cawayska Culimada:
Dr. Xasan Sh Cali Warsame.
Sh Cabdilaahi Xasan Xaashi (Berberaawi),
Dr. Faysal Maxamed Cali,
Sh. Maxamed Idriis Axmed,
Sh Shacbaan Cabdilaahi,
Sh Cabdiraxmaan Aw Axmed,
Sh Maxamuud Maxamed Xaliike,
Dr Cabdiqani Xuseen Maxamed Beder,
Dr. Ciise Maxamuud Cabdilaahi.
Dr. Saciid Maxamed Faarax.
Sh Maxamed Salaan Cali,
Sh. Axmed Cabdisamad Cabdulle
Sh Maxamed Sh Ismaaciil Sh Xasan,
Dr. Cabdirisaaq Maxamuud Takar
Sh Xasan Khayre Dirir.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: