Warbixin:-Odey Naafo ah oo 30-sano bulshada degmada Luuq u qabta howshii Idaacadaha.
Автор: Dalsan TV
Загружено: 2021-10-17
Просмотров: 1565
Описание:
Magaalada kuma taallo Idaacad u adeegta bulshada,waana sababta keentay in isagu si iskiis ah u qabto shaqadii warbaahin looga baahna,cid walba oo howshii Idaacaddu qaban lahayd u baahatana ay soo raadiso.
Waa Sheekada Cumar Ceydiid oo ah Odey Naafo ah oo in ka badan 30-sano adeegyo ay ka yimid yihiin Baafinta,Odeysiisyada ganacsi,Wacyi-galinta iyo howlo kale u qabta bulshada ku nool degmada Luuq ee gobolka Gedo.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: