ASTAANTA MOMBASA CAJIIB
Автор: Ilyaas macow
Загружено: 2026-01-19
Просмотров: 306
Описание:
Ku soo dhawoow Mombasa 🇰🇪🌴
Muuqaalkaan waxaan ku booqanay Taalada Mombasa (Mombasa Tusks) oo ah astaanta ugu caansan magaalada. Waxaan ku tusi doonaa taariikhdeeda, bilicda meesha, iyo jawiga magaalada Mombasa guud ahaan.
Haddii aad jeceshahay safar, dalxiis, iyo barashada magaalooyinka Kenya, muuqaalkan waa mid adiga kuu gaar ah. Daawo ilaa dhammaadka si aad u aragto quruxda dhabta ah ee Mombasa 🌊☀️
👉 Ha iloobin Subscribe, Like, iyo Comment si aad u taageerto channel-ka.
#Mombasa #TaaladaMombasa #Dalxiis #Kenya #Safar #Vlog
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: