Dekedda Berbera Yaa Leh QBT 2AAD
Автор: SOMALI DIASPORA CHANNEL
Загружено: 2026-01-16
Просмотров: 112
Описание: Dekedda Berbera yaa leh waa arin ku soo korartay markii DFS ay xiriirka u jartay dawladda Imaradka Carabta wixii heshiis ahaa oo dhan ay kala noqotay kuna jiraan dekedda Berbera, Bosaso iyo Kismayo. Hadaba loolankaan waxaa ka dhexeeno DFS iyo DP world oo Imaradka ay leeyihiin. Ama makadda addunka baa laysla tegi ama cunaqabatayn bay ku dhamaan. Waa muqaal ka hadlaya sida ay DFS u mamnuucday heshiisyadii ay Imaradka Carabta la galeen maamulada kala duwan ee Somaliya. Waxaa si gaar ah diiradda loo saaray shuruudaha cusub ee ku saabsan "cargo tracking note" (CTN) iyo sida ay "exporters" u saameyneyso. Arintaan ayaa muujineysa dadaalka "somalia" ay ugu jirto dib u soo celinta qaranimadeeda iyo maamulka "logistics" dalkeeda.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: