Khudbadii Jumcada Hargeisa Oo Quluubta Taabatay 🎙 Sh Mustafe X Ismail
Автор: Faaid TV
Загружено: 2026-03-07
Просмотров: 1904
Описание:
Khudbadii Jumcada ee magaalada Hargeisa, oo uu jeediyey 🎙 Sh Mustafe X Ismail, ayaa noqotay wacdi saameyn weyn ku yeeshay qalbiyada dadkii dhagaystay.
Khudbadan qiimaha leh waxay xambaarsan tahay dardaaran, dhiirigelin iyo baraarujin ku socota muslimiinta si ay u xoojiyaan iimaankooda ugana faa’iidaystaan waqtigooda.
📌 Kala soco @Faaidtv muxaadarooyin iyo khudbado cusub oo joogto ah.
👍 Like saar
🔁 Share garee si khayrku u faafo
🔔 Subscribe si aadan u seegin muxaadarooyinka cusub
#ShMustafe
#Khudbad
#Muxaadaro
#Hargeisa
#Dhiirigelin
#SomaliIslamic
#Faaidtv
#IslamicReminder
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: