Soomaaliya Oo Sameysay Tallaabo Taariikhi ah:
Автор: Warcade Media
Загружено: 2026-02-10
Просмотров: 853
Описание:
Riyaad ayaa usoo jeesatay arrimaha Soomaaliya, waxa ay dhowaan qaadday tallaabooyin degdeg ah maadaama ay ku biirtay Isbahaysiga Turkiga uu hormuud u yahay ee diidan qorshooyinka cusub ee siyaasadeed ee Imaaraatka, Israa’iil & Dalalka kale ee xulufada la ah.
Diyaaradaha Sacuudiga uu u iibinayo Soomaaliya ayaa lagu farsameeyay Dalalka Pakistan & Shiinaha, waxaana si gaar ah loogu iibinayaa Nooca loo yaqaan Blocke-3 waxaana intaas sii dheer in tallaabada labaad ay noqonayso in Maraakiib dagaal loo iibiyo Soomaaliya.
Wararka soo baxaya ayaa intaas ku daraya in Diyaaradaha Dagaalka ee Turkiga ee la keenay Soomaaliya in ay tusaale wanaagsan u noqdeen in Dalal kala duwan ay ku dhiirradaan sidii ay Soomaaliya u siin lahaayeen ama ugu iibin lahaayeen Diyaarado
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: