ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

Fursad aad Ku Heli Kartid Waxbarasho Jaamacdeed oo Bilaash ah | Londan - Malaysia - Turkiga

Автор: Waaberi Media

Загружено: 2019-02-15

Просмотров: 40098

Описание: Faahfaahin guud:
Minxadan waxaa bixiya bankiga islaamiga ah ee horumarinta iyo kobcnta marka magaciisa la soo gaabiyana loo yaqaan ISBD kuna yaal magaalada jidah ee dalka sucuudi arabia, yoolka minxadan ayaa ah sida ku xusan soo saarida kaadir aqoonyahan ah oo uu maal galiyay bankigu waxaana ilaa hada minxadan ka faaidaysatay 15,611 arday oo ka kala socda daafaha caalamka islaamka, waxayna hishiis kula jiraan jaamacada kambridge eek u taal bretain, jaamacadaha embreal iyo queen marine e ku yaala isla londan uk, jaamacada kobenhegan eek u taal Denmark, jaamacda makjel ee ku taal kanada iyo sidoo kale wasaaradaha waxbarasho ee dalalka turkiga, malaysiya, tunusia, maroco iyo Jordan.
Shuruudaha Schoolar Shiipkan:
1. Inuu kamid yahay muwaadiniinta dalalka uu xiriirka la leeyahay bankigu ama dalalka islaamka ah dabcan somaliya way kamid tahay.
2. Inuu ka qalin jabiyay iskool sare natiijada maadooyinkiisuna uusan ka hoosayn %60.
3. Inaanu haysan minxo kale marka uu codsanayo minxadan iyo hadii uu helo inta uu waxbarashada ku jiro.
4. Inuu caafimaad ahaan yahay mid bad qaba.
Waraaqaha lagaa rabo:
1. Pasaport aan waqtigiisu dhacsanayn.
2. Shahaadada dhalashada.
3. Shahaadada qalin jabinta iskoolka sare
4. Warqad caafimaad hadii aad haysatid.

Websiteka Schoolar Shipka: https://bit.ly/2trrFPm

=========================

Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...

Nagala Soo Xiriir:

Email: [email protected]
Facebook: https://www.facebook.com/waberi23/?re...
Twitter:   / waberi2030  
Instagram: https://www.instagram.com/abdirahman_...

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Fursad aad Ku Heli Kartid Waxbarasho Jaamacdeed oo Bilaash ah | Londan - Malaysia - Turkiga

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

XOGIHI UGU DAMBEYEY: DUULAANKA IRAAN EE MAREYKANKA | XALADA FALASTIN OO KA DARTAY| XALADA SOMALIA

XOGIHI UGU DAMBEYEY: DUULAANKA IRAAN EE MAREYKANKA | XALADA FALASTIN OO KA DARTAY| XALADA SOMALIA

Sidee been uu sheegay Ninkan u burburisay Dalka Ciraaq iyo xukunkii Sadaam Xuseen!

Sidee been uu sheegay Ninkan u burburisay Dalka Ciraaq iyo xukunkii Sadaam Xuseen!

Axmed Deedat | 18 jirkii isku xilqaamay difaacida diinta!

Axmed Deedat | 18 jirkii isku xilqaamay difaacida diinta!

Sidee loo dhacay $100 Milyan oo Dheeman ah? Tuugnimaddii Qarniga🇧🇪!

Sidee loo dhacay $100 Milyan oo Dheeman ah? Tuugnimaddii Qarniga🇧🇪!

Waxbaarashada Turkiga | Qaabkee uga heli kartaa waxbarasho bilaash ah dalka Turkiga

Waxbaarashada Turkiga | Qaabkee uga heli kartaa waxbarasho bilaash ah dalka Turkiga

Сейед М. Маранди: Готовы к войне — крупный ответ Ирана

Сейед М. Маранди: Готовы к войне — крупный ответ Ирана

Wadan oo na qof Somali ah ku noolayn | small Islamic country | Brunei 🇧🇳

Wadan oo na qof Somali ah ku noolayn | small Islamic country | Brunei 🇧🇳

История Мухаммеда — человек, изменивший мир | История на ночь

История Мухаммеда — человек, изменивший мир | История на ночь

FAHAMKA DUNİDA LAGA HAYSTAY AYAA İSBEDELAY MARKİİ CUFİSJİİDADKA WAX LAGA OGAADAY

FAHAMKA DUNİDA LAGA HAYSTAY AYAA İSBEDELAY MARKİİ CUFİSJİİDADKA WAX LAGA OGAADAY

6 Tallaabo oo aad Scholarship yada ugu guulaysan karto I P1

6 Tallaabo oo aad Scholarship yada ugu guulaysan karto I P1

Fursadaha ay helaan ardayda Soomaaliyeed ee jooga Sacuudiga

Fursadaha ay helaan ardayda Soomaaliyeed ee jooga Sacuudiga

DEGDEG;Abiy Axmed o Qusiyey Xasan Shekh, iyo Imaratka o qaday talabo culus, xogta ra....

DEGDEG;Abiy Axmed o Qusiyey Xasan Shekh, iyo Imaratka o qaday talabo culus, xogta ra....

Qorshihii Malaysia ee ka yaabiyay ingriiska | 4 saac oo kaliya...

Qorshihii Malaysia ee ka yaabiyay ingriiska | 4 saac oo kaliya...

Sidee Ninkan ku xaday sirtii ugu halista badnayd Maraykanka! ugana iibiyay Shiinaha

Sidee Ninkan ku xaday sirtii ugu halista badnayd Maraykanka! ugana iibiyay Shiinaha

Kuliyadaha ugu mushaarka badan wadanka Soomaliya | Xogta jaamacada 2/10

Kuliyadaha ugu mushaarka badan wadanka Soomaliya | Xogta jaamacada 2/10

Aljazeera .. Koorsooyin Free ah .. Shahaado ay ku Siinaayaan .

Aljazeera .. Koorsooyin Free ah .. Shahaado ay ku Siinaayaan .

Nolosha Dalka Qatar iyo khaliijka Guud ahaan | Ustaad Aadam Maadeey |

Nolosha Dalka Qatar iyo khaliijka Guud ahaan | Ustaad Aadam Maadeey |

Ваш пророк совершил набег,украл и женился на шестилетней девочке!.утверждения христианина опровергну

Ваш пророк совершил набег,украл и женился на шестилетней девочке!.утверждения христианина опровергну

PART 2 NOLOSHA MALAYSIA 🇲🇾 | WAXBADAN KA OGOW GURYAHA IYO NOLOSHA……….IYO.🏢

PART 2 NOLOSHA MALAYSIA 🇲🇾 | WAXBADAN KA OGOW GURYAHA IYO NOLOSHA……….IYO.🏢

Христианский пастор утверждает: Коран искажен.Написано позже, копии сожжены | Доктор Закир Найк

Христианский пастор утверждает: Коран искажен.Написано позже, копии сожжены | Доктор Закир Найк

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]