BBC oo kashiftay dilalkii iyo afduubkii doorashada Tanzania - “Hadafkoodu wuxuu ahaa inay i dilaan"
Автор: BBC Somali
Загружено: 2026-02-06
Просмотров: 5196
Описание:
#BBCAfricaEye ayaa waxay baadhtay mowjad afduubyo khasab ah oo cabsi baahsan ka abuuray guud ahaan Tanzania. Laga bilaabo siyaasiyiinta mucaaradka ah iyo u dhaqdhaqaaqayaasha xuquuqda aadanaha, ilaa fanaaniinta iyo xitaa xubno ka tirsan xisbiga talada haya, cadaadis aan hore loo arag oo lagu hayo dadka dhaliila dowladda ayaa ruxay Tanzania.
Iyadoo la adeegsanayo marqaatiyo xooggan oo ka imanaya dad ka badbaaday afduub iyo jirdil, iyo dib-u-dhis muuqaal ah oo muujinaya waaya-aragnimadoodii naxdinta lahaa, filimkani wuxuu daaha ka qaadayaa ololaha cabsi-gelinta iyo argagaxa ay la kulmaan dadka dhaliila dowladda Tanzania.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: