KHADRA DAHIR CIGE DANTEENII MURUGTEY HEES QARAMI MACAAN
Автор: ARDAA MEDIA PRO
Загружено: 2017-02-01
Просмотров: 245085
Описание: Danteenii murugtaybaa Maxaadh ku Looqayaa Markaan talo meel dhigaba Maxaad u marooraysaa Muranka horta kuugu wacanbaa Jacaylkaan maalayaa Mid gabi anuu ku idhi Macaankiisana dhadhami Maxaad uga maarantaayood Qadhaadhka u muudsataa Waxaan kaa magansadaba Maxaad mooyi u tidhaa Meel daran aad uga shaxdaa Manaxe iyo xaasidbaa Daadkoodii moosayaa Markaan muska Tiiriayaba Maxaad meel uga gurtaa Is moodsiiska kuugu wacan Macnaha la is dhaafsadaa Murtida hadal ila wadaa Meeshaan ku idhaa ka qabo Maxaad maar uga dhigtaayoo Muraadku u baylahaa Waxaan kaa magansadaba Maxaad mooyi u tidhaa Meel daran aad uga shaxdaa Jacaylkaan maalayaa Mid gabi anuu ku idhi Macaankiisana dhadhami Maxaad uga maarantaayood Qadhaadhka u muudsataa🤔 Waxaan kaa magansadaba Maxaad mooyi u tidhaa Meel daran aad uga shaxdaa Jacaylkaan maalayaaaaaaaa Ugbaad Shanle✍️ Ilaahow kuu naxariiso
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: