:Qur’aanka Kariimka ah waa Nuur, Hanuun, iyo Shifo. Video-gan wuxuu sharxayaa sifooyinka Qur’aanka
Автор: Luqmaan Yare
Загружено: 2026-01-17
Просмотров: 2
Описание:
Fiidiyowgan waxa uu ka hadlayaa sifooyinka Qur’aanka Kariimka, sida:
Inuu yahay Nuur iftiimiya qalbiga
Inuu yahay Hanuun hagaya nolosha
Inuu yahay Shifo u ah qalbiga iyo nafta
Casharkani wuxuu faa’iido u leeyahay qof kasta oo raba inuu fahmo Qur’aanka si qoto dheer.
Fadlan Subscribe, Like, una wadaag dadka kale si ajar u hesho.
📖 Qur’aanku waa hadalka Alle, raaciddiisuna waa badbaado.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: