CIRRO-GILGIL || QAYBTII KOOBAAD || Warfaa Beyle
Автор: Miyir Podcast
Загружено: 2024-03-21
Просмотров: 3838
Описание:
#like #nagusoobiir #subscribe #podcast
Goosan kamida sheekada;
Aadamuhu iskuma raacsana gobannimada, oo shayga ay umadi nafteeda kala qashaafto ayey umad kale ku dhaadataa, sidaas ay tahay dhufsanayaraha midaynaya GOBANNIMADA guud ee insaanku waa sadqaynta uu qofku u loogo doonistiisa dhalanka ah: Deeqsinnimadu waa saboolnimo loo kasay waana cagsiga doonistii dhalanka ahayd ee kaydsiga iyo damaaciga qofka; sidaas ay tahay mandiqa gobannimada marka lagu fiiriyo deeqsinimadu waa fal curfi ah oo la isku boorriyo. Geesinnimadu iyana waa qudhgooyo caddaan ah, taasoo khilaafaysa doonistii nololeed ee qofka, haddana sidaas ay tahay waa fal gobannimo oo sharfan marka sidaas loo dhigo......
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: