XOG CUSUB: Oday Beesha Isaaq Ah oo Kamida Dadkii Ku Dhashay Dalka Kenya oo Ka Waramay Taariikh Weyn.
Автор: Caroogga Wararka
Загружено: 2026-03-13
Просмотров: 989
Описание:
Mohamud Abdillahi Mohamed waxa uu ku dhashay xaafada Eastleigh (Islii) ee magaalada Nairobi sanadii 1958, Aabihii aya sido kale sanadkii 1925 ku dhashay xaafada Mbagathi oo iyana bulshada Isahakia u ahayd deegaan.
Sida la iisheegay waxay xoolaha udaaq geeyn jireen xaafada Embakasi oo iyagu uyaqaneen "Bagas" khaasatan halka maanta kuyaalo Airport ka caalamiga ah ee Jomo Kenyatta International Airport (JKIA)
Mohamud waa Asal xaafada Eastleigh (Islii), xita aniga aya wax badan ka faaiiday oo ay kamid tahay in saldhigii hore ee booliiska xaafadu kuyaalay wadada 12th street khaasatan halka hotel Kilimanjaro kuyaalo maanta.
Mohamud waa HJ, Biciide.
#somaliland #wararka #wararka_caalamka #wararkiiugudambeeyey #wararkamaanta #wararkiiugudambeeyay #XASANSHEEKH #wararkasoomaaliya #wararkasaylac #wararkaciise #wararkasamaroon #gaylanmedia #suldaankatv #taartv #arabsiyonews #tooshkasiyaasadda #jabuuti #dagaal #evisa #wararka #isaaq #daarood #muqdisho #jabuuti #jabhada #itoobiya #wararkatplf #wararkacaalamka #warkacaalamka #warkamaanta #wararkamaanta
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: