Sidee Timaha Ugu Dheraadaan Si Degdeg ah? | 😱Rosemary & Dhagax-yare🤫
Автор: BAHJO Beuty salon
Загружено: 2026-01-26
Просмотров: 112
Описание:
Video-gan waxaan idinkula wadaagayaa daawo dabiici ah oo timaha dheeraynaysa, kana samaysan rosemary & dhagax-yare 🌿.
Waxay ka caawisaa:
• Koritaanka timaha
• Yaraynta daadashada timaha
• Timaha oo noqda qaro & caafimaad leh
• Xoojinta xididdada timaha
Haddii aad rabto timo dheer, qurux badan oo dabiici ah, daawadan waa mid fudud oo guriga lagu diyaarin karo. Isticmaal si joogto ah si aad u aragto natiijo fiican ✨
Ha illoobin:
👍 Like
💬 Comment
🔔 Subscribe / Follow
#TimahaDheer #Rosemary #DhagaxYare #HairGrowth #DaawoDabiiciAh #TimoQurux
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: