Kalsoonidu kuma timaado fadhiga
Загружено: 2026-01-21
Просмотров: 5157
Описание:
Ku soo dhawaada qaybtii 5-aad ee Baati Podcast! 🎙️✨
Maanta waxaan si qoto dheer uga hadlaynaa sirta dhisidda kalsoonida nafta. Dad badan waxay sugaan inta ay kalsooni ka helayaan si ay wax u qabtaan، laakiin xaqiiqadu waxay tahay in kalsoonidu ay ku dhalato ficilka iyo isku-dayga.
Maxaad ku baran doontaa qaybtan?
• Nolosha Nafsiyeed: Sidee dumarku u dhistaan kalsooni nafsaani ah oo waarta?
• Ka guulaysiga cabsida: Sidee loogu adkaysan karaa cabsida iyo shakiga gudaha ah?
• Ficilka iyo Guusha: Maxay yihiin caqabadaha hortaagan horumarka xirfadeed ee dumarka?
Kalsoonidu maahan wax lala dhasho، waa natiijada aad ka helayso barashada xirfado cusub iyo inaadan ka baqin inaad khaldanto.
Ha iloobin:
1. Inaad Subscribe dhigto si aad ula socoto qaybaha dambe.
2. Inaad Like saarto muuqaalka haddii uu ku dhiirigeliyay.
3. Inaad nala wadaagto rayigaaga: Maxay tahay tillaabada aad maanta qaadi karto si aad kalsoonidaada u dhisid? 👇
#BaatiPodcast #KalsoonidaNafta #MunaMiski #Dhiirigelin #SomaliPodcast #Episode5 #SelfConfidence
أو
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: