SIRTA ASBAABAHA RISIQA QAYBTII 2AAD
Автор: Dr.Hassan Guelleh
Загружено: 2026-02-25
Просмотров: 254
Описание:
Casharkan qiimaha badan wuxuu ka hadlayaa Sirta Asbaabaha Risiqa – Qaybtii 2aad,
waana wacdi iyo waano ku saleysan Qur’aan iyo Sunnah, oo sharaxaya sababaha uu risiqu u bato ama u yaraado.Casharkan wuxuu si gaar ah diiradda u saarayaa digniin iyo naseexo ku wajahan ninka Muslimka ah, si uu u fahmo risiqa saxda ah iyo dariiqiisa.
🎥 Daawo ilaa dhammaadka
👍 Like saar haddii uu ku anfaco
🔔 Subscribe & Share si ajar loo wada helo
Allaah ha naga yeelo kuwa risiqa xalaasha ah lagu barakeeyo 🤲
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: