Farxad & Fursado | Ramadaan Shopping 💜
Автор: Moga Somali
Загружено: 2026-02-11
Просмотров: 6245
Описание:
Assalaamu Alaikum wa Rahmatullahi wa Barakatuh 🤍
Waxaan rajaynayaa inaad dhammaantiin nabad qabtaan oo aad dareemaysaan farxad iyo diyaar-garowga bisha barakaysan ee Ramadan. Ilaahay ha ina gaarsiiyo annagoo caafimaad iyo iimaan leh, Aamiin.
Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan idinla wadaago in cookbook-kayga si rasmi ah loo heli doono February 15th! ✨
Cookbook-kani aad ayuu ii gaar u yahay, sababtoo ah waxaa si gaar ah loogu diyaariyey Ramadan. Gudihiisa waxaad ka heli doontaan 30 cunto — hal cunto maalin kasta — si ay idiinku fududaato qorshaynta iftarka, ugana dhigto mid xiiso leh oo dhiirigelin leh. Ujeeddadaydu waxay ahayd inaan ku daro cuntooyin fudud, macaan, oo ku habboon in lala wadaago qoyska iyo dadka aad jeceshihiin.
Cookbook-ku wuxuu ku kacayaa $9.99, waxaana mashruucan ka dhigaya mid aad u macno badan in 70% dakhliga laga helo lagu deeqi doono sadaqo. Tani waxay u hibayn tahay dadka aan ku jirin xaalad la mid ah tan aynu ku suganahay — kuwa aan mar walba heli karin cunto iftar.
Ramadan waa bil mahadnaq, fikir, iyo wax-bixin, waxaana doonayay in tani noqoto wax aynu dhammaanteen ka wada qayb qaadanno 🤍
Aad baad ugu mahadsan tihiin taageeradiinna joogtada ah, jacaylkiinna, iyo dhiirigelintiinna. Runtii wax badan ayay ii tahay. Waxaan rajaynayaa in cookbook-kani idiin keeno fudayd, barako, iyo cuntooyin macaan inta lagu jiro Ramadan.
Ilaahay ha idin abaalmariyo dhammaantiin.
✨ Link-ga wuxuu diyaar noqon doonaa February 15th ✨
__________________________________________________________________________
Assalaamu Alaikum wa Rahmatullahi wa Barakatuh 🤍
I hope you’re all doing well and feeling excited as we prepare for the beautiful month of Ramadan. May Allah allow us to reach it in good health and iman.
I’m so happy to announce that my cookbook will officially be available on February 15th! ✨
This cookbook is very special to me because it was created with Ramadan in mind. Inside, you’ll find 30 recipes — one for each day — to help make your iftar planning easier, more enjoyable, and a little more inspiring. My goal was to include meals that are practical, comforting, and perfect for sharing with family and loved ones.
The cookbook is priced at $9.99, and what makes this project even more meaningful is that 70% of all proceeds will be donated to charity. This is dedicated to those who may not be in the same fortunate position as many of us — those who may not have food for iftar each night.
Ramadan is a time of gratitude, reflection, and giving, and I wanted this to be something we could all take part in together 🤍
Thank you all so much for your constant support, love, and encouragement. It truly means more than you know. I hope this cookbook brings ease, barakah, and delicious meals to your Ramadan.
May Allah reward you all abundantly.
✨ Link available February 15th ✨
Quran Reciter: @mohamedosama.official
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
..#MogaSomali
#SomaliYouTuber
#SomaliLifestyle
#SomaliFood
#HalalRecipes
#EastAfricanFood
#SomaliCulture
#ModestLifestyle
#HijabiYouTuber
#HalalFamilyVibes
#YouTubeMogadishu
#SmallYouTuberSupport
#SomaliDiaspora
#MuslimMomLife
#SomaliFoodie
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: