Xannibaadda baraha bulshada ee carruurta iyo qalabka cusub ee "Tech Detox" | SBS Somali - SBS...
Автор: SBS Audio
Загружено: 2026-03-09
Просмотров: 0
Описание:
Bishii Diseembar 2025, waxaa si rasmi ah u dhaqan-galay go’aankii ay Australia ku mamnuucday, in carruurta ka yar 16 sano ay isticmaalaan baraha bulshada ee adduunka ugu caansan. Waxaa iyana sii kordhaya dadka waaweyn ee raba in gebi-ahaanba ka fogaadaan isticmaalaka mobile-lada casriga ah. Maxaa'se u sahli kara?
Find more from SBS Somali: https://www.sbs.com.au/language/somal...
#sbsaudiopodcast #sbssomali #somali
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: