“Fadeexad WEYN ee Ka Soo Baxday Kiiska Epstein Trump Ma Ka Badbaadi Doonaa”
Автор: WAR WEYN TV
Загружено: 2026-02-14
Просмотров: 11993
Описание:
#WARWEYN #Epstein #Trump #Fadeexad
📌 Warbixin (Description)
Fadeexaddii Jeffrey Epstein ayaa mar kale cirka isku shareertay kadib markii la shaaciyay faylal cusub oo hore loo qarin jiray. Dukumiintiyadan cusub maxay ka sheegayaan? Magacyadee ayaa kusoo baxay? Sidee ayay arrintan u saameyneysaa Donald Trump iyo siyaasadda Maraykanka?
Warbixintan waxaan ku falanqeyneynaa:
Faylasha la furay iyo waxa ku jira
Magacyada la hadal hayo
Saamaynta siyaasadeed ee kiiskan
Su’aasha ugu weyn: Maxaa ka cusub fadeexadan?
La soco falanqeyn qoto dheer iyo xog cusub oo ku saabsan arrintan weli muranka dhalineysa.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: