WorldRemit to Premier Wallet - Ku hel wax ka yar 5 daqiiqo
Автор: Premier Bank
Загружено: 2023-07-09
Просмотров: 7085
Описание:
Xawaaladda WorldRemit ayaa kuu suurto gelisay in aad Premier Wallet ku heli karto in ka yar 5 daqiiqo lacagaha lagaaga soo diro dalalka Midowga Yurub, UK, Canada, Australia ama New Zealand.
Marka aad lacagtaada ku hesho Premier Wallet, waxaad si buuxda u maamulan kartaa lacagahaaga, uga adeego meel kasta, ku bixi dhammaan biilashaada, ka maareyso akoonkaaga bangiga iyo kaarkaagaba, u dir kana hel lacagaha asxaabtaada iyo dadka aad jeceshahay.
Ha ka harin asxaabtaada oo la soo deg hadda Premier Wallet
Play Store: https://bit.ly/38PjTTR
App Store: https://apple.co/3rGGZVf
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: