MAXAA KU DHACAY CUNSURIGII QURAANKA GUBI RABAY EE MINNESOTA CASHAR KA LOOGU DHIGAY?
Автор: Somali Coverage TV
Загружено: 2026-01-17
Просмотров: 9228
Описание: DAAWO SHEEKADA IYO TAARIIKHDA: Jake Lang oo ah nin cunsuri ah aad ugu dhow madaxweyne Donald Trump aadna uga soo horjeeda Muslimiinta, Soo Galootiga iyo Dadka laga tirada badan yahay ayaa Minneapolis Cashar loogu dhigay Kadib markii uu ku qabtey magaalda dibad bax balaaran oo hadda uu damacsana inuu Kutubka Qur'aanka ku gubo.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: