Taxanaha ACCA Dulmar-Gaaba||XALQADDII 1AAD|| Zakarie Olad||
Автор: ZAKARIE OLAD
Загружено: 2023-09-23
Просмотров: 4776
Описание:
Xalaqaddii 1aad ee Taxanaha ACCA Dulmar-Gaaban. wax aan ku falkinaynaa su aalaha ay ka midka yihiin:
Waa maxay ACCA?
Taariikh Kooban?
Imisa paper ayay ka koobanthay?
Waa imisa Level?
Waamaxay On demand?
Imisa Paper baa Ondemand ah?
Sannadkii imisa session baa imtixaan la galaa?
Imisa Paper baad ugu badnaan gali kartaa halkii session?
waqtiga ay kugu qaadankarto Diyaarinta ACCA?
Kharashaadka kaaga bixi kara Inaad ACCA samayso?
Faa'iidooyinka aad ka heli karto Barasha ACCA?
waxa aan rajaynyaaa in ay in uun ku anfacdo Xogta aan ku dhiteeyay Taxanahan.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: