ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

Maxamed Mooge Heestii | Mudantii Haweenkay ( KABAN ) | Hees Qaraami Xul ah Lyrics

Автор: Hage TV

Загружено: 2024-04-24

Просмотров: 28080

Описание: Heesta : Mudantii Haweenkay
Codka : Maxamed Mooge
Cuudka : Maxamed Mooge
Erada : Hadraawi
#MaxamedMooge
#MudantiiHaweenkay
#Qaraami
#HeesQaraamiXulah
#MaxamedMoogeLiibaan

Lyrics

" Mudantii Haweenkaay
Marwadii La Sheegee
Dadku Wada Majeertaay
Dumar Lama Maseeyee
Muxibada kal-Gacalkay "

Laanyahay Magooshee
Midhihiyo Caleentiyo
Manka Lagu Talaalee
Ubax Lagu Mariimee
Qurux Lagu Manaystay

Mudo Aan Yarayn Baan
Kugu Soo Maqnaayoo
Ma Ogtahay Habeenadan
Sida Mayayga Roobkoo
Hadba Maayad Keenaad
Ii Muuqataayoo
Muxibada Kalgacalka
Hhadba Soo Mirkacayaa

Milga Hadalku Leeyee
Erayguu Macquulaa
Waa Loo Mashxaradaa
Madadaalo Beenaad
Igu Mayracaysaa "

Marti Waa La Sooraa
Magan Waa La Bixiyaa
Haw Dhuran Masuugee
Maah-Maahda Sheekadu
Dhibta Haygu Madiyeyn

Mudo Aan Yarayn Baan
Kugu Soo Maqnaayoo
Ma Ogtahay Habeenadan
Sida Mayayga Roobkoo
Hadba Maayad Keenaad
Ii Muuqataayoo
Muxibada Kalgacalka
Hhadba Soo Mirkacayaa



Masalooyin Dhawroo
Mahadhooyin Reebaan
Kuu Marinayaaye
Maqal Waanadaydanoo
Miisaan Warkeygoo "

Aan Jeexo Milil-Koon
Waabayda Miiroon
Magacaaga Ku Qortee
Naftu Way Ku Maagtayoo
Kaa Maarmi Maysee "

Mudo Aan Yarayn Baan
Kugu Soo Maqnaayoo
Ma Ogtahay Habeenadan
Sida Mayayga Roobkoo
Hadba Maayad Keenaad
Ii Muuqataayoo
Muxibada Kalgacalka
Hhadba Soo Mirkacayaa

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Maxamed Mooge Heestii | Mudantii Haweenkay ( KABAN ) | Hees Qaraami Xul ah Lyrics

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

Best Axmed Mooge & Maxamed Mooge, Heeso kaban Macaan by Somali Literature Media.

Best Axmed Mooge & Maxamed Mooge, Heeso kaban Macaan by Somali Literature Media.

Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)

Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)

WARKI CALAMKA OO DHAMEYSTIRAN: DAGALKA YUGREYN OO MARXALAD CUSUB GALAY | JAHWARERKA TRUMP | IRAAN

WARKI CALAMKA OO DHAMEYSTIRAN: DAGALKA YUGREYN OO MARXALAD CUSUB GALAY | JAHWARERKA TRUMP | IRAAN

Maxamed Mooge - Heeso Qaraami Xul ah+ Lyrics

Maxamed Mooge - Heeso Qaraami Xul ah+ Lyrics

Maxamed Mooge Heestii | Aduunyoy Xaalkaa Ba' | Hees Qaraami Xul ah With Lyrics

Maxamed Mooge Heestii | Aduunyoy Xaalkaa Ba' | Hees Qaraami Xul ah With Lyrics

Heesta- Taar (Dhedigaba aduunbaa)  Maxamed Xasan Xuseen - Lafoole

Heesta- Taar (Dhedigaba aduunbaa) Maxamed Xasan Xuseen - Lafoole

Maxamed Mooge Liibaan | Mudantii Haweenkay - (Kaban)🔥

Maxamed Mooge Liibaan | Mudantii Haweenkay - (Kaban)🔥

Axmed Mooge Heestii _ Miyaan Xalayto Jiifsaday _ Hees Qaraami Xul Ah with Lyrics

Axmed Mooge Heestii _ Miyaan Xalayto Jiifsaday _ Hees Qaraami Xul Ah with Lyrics

FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020

FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020

Maxamed Mooge Heestii | Galbis | Hees Qaraami Xul ah With Lyrics

Maxamed Mooge Heestii | Galbis | Hees Qaraami Xul ah With Lyrics

Maxamed Mooge babaygii jamaamiyo.wmv

Maxamed Mooge babaygii jamaamiyo.wmv

LYRICS | Heestii waayeelka jaqafsada | Maxammed Mooge Liibaan

LYRICS | Heestii waayeelka jaqafsada | Maxammed Mooge Liibaan

MAXAMAD S TUBEEC FT MAGOOL | HEESTII NAYRUUSKU WAA CIID | QARAAMI XUL AH + LYRICS

MAXAMAD S TUBEEC FT MAGOOL | HEESTII NAYRUUSKU WAA CIID | QARAAMI XUL AH + LYRICS

Cabdi Ciise iyo Safiya Tusmo -- Ismoodsiis-- Xusuustii Qalinle iyo Maandeeq |-Hornsat Qaraam-|.

Cabdi Ciise iyo Safiya Tusmo -- Ismoodsiis-- Xusuustii Qalinle iyo Maandeeq |-Hornsat Qaraam-|.

Maxamed Mooge    Baxsanow Hadraawow    Hees Xul Ah With Lyrics

Maxamed Mooge Baxsanow Hadraawow Hees Xul Ah With Lyrics

Heestii: Yaa Dooxay Caashaqa (lyrics)

Heestii: Yaa Dooxay Caashaqa (lyrics)

MAXAMED MOOGE HEESTII  ABIDKAYBA WAAN JIRAY  LYRICS 2017 QARAAMI KABAN KICIS

MAXAMED MOOGE HEESTII ABIDKAYBA WAAN JIRAY LYRICS 2017 QARAAMI KABAN KICIS

Marduuf heesta mudantii haweenka 2023 HD

Marduuf heesta mudantii haweenka 2023 HD

Axmed Cali Cigaal iyo Khadra Daahir Heestii _ Cashar Baa La ii Dhigay _ Hees Qaraami Xul ah + Lyrics

Axmed Cali Cigaal iyo Khadra Daahir Heestii _ Cashar Baa La ii Dhigay _ Hees Qaraami Xul ah + Lyrics

maxamed mooge Qaraami allahayow  Nin Daacada ah

maxamed mooge Qaraami allahayow Nin Daacada ah

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]