ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

Sida ay u dhacday qisaastii Hodan Maxamuud iyo falcelinta ka dhalatay

Автор: BBC Somali

Загружено: 2026-02-04

Просмотров: 2872

Описание: Maamulka Puntland ayaa xukun dil ah ku fuliyay haweeney lagu helay dambi ah dilka gabar 14 jir ah, taasoo ah dhacdo dhif ah in haweeney lagu fuliyo xukun dil ah gudaha Puntland. Tani waxay sidoo kale muujinaysaa sida nidaamka qisaasta ee shareecada Islaamka looga dabaqo kiisaska dilalka ee gobolka, iyo sida qoysaska dhibbanayaasha ay u codsan karaan caddaalad toos ah halkii ay ka qaadan lahaayeen magdhow lacageed.

Hodan Maxamuud ayaa lagu toogtay maanta oo Talaado ah magaalada Gaalkacyo, kaddib markii maxkamaddu ku heshay inay garaacday ilaa ay ka dishay Sabirin Saylaan Cabdille, oo ahayd gabar yar oo ka shaqaynaysay guriga Hodan, qaraabo dhowna la ahayd Hodan saygeeda. Dilkan ayaa dhacay dhowr bilood ka hor, laakiin waxaa la sheegay in Saabirin ay muddo dheer ku jirtay xaalad tacaddiyo ah iyo dayac uu ka muuqday guriga qoyska ee ay la nooleyd.

Xukunka dilka ayaa lagu fuliyay nidaamka qisaasta, oo u oggolaanaya qoyska dhibbanaha inay dalbadaan in dembiilaha la dilo halkii ay ka aqbali lahaayeen magdhow lacageed. Qoyska Saabiriin ayaa doortay in la fuliyo qisaasta, taasoo keentay in Hodan Maxamuud la toogto.

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Sida ay u dhacday qisaastii Hodan Maxamuud iyo falcelinta ka dhalatay

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

Exclusive I Siiddii Xaaji Cabaas Siiddii - Kuwi hooyadey u dhiibay Shabab waa xor ..

Exclusive I Siiddii Xaaji Cabaas Siiddii - Kuwi hooyadey u dhiibay Shabab waa xor ..

Laftagareen oo lagu furay dagaal, Itoobiya oo dhexda taagan,  shakiga culus & Safarka  A. Madoobe.

Laftagareen oo lagu furay dagaal, Itoobiya oo dhexda taagan, shakiga culus & Safarka A. Madoobe.

Garmaqalka Racfaanka  Qaraxyo & Dilal Ka dhacay Baled-xaawo ee Gobolka Gedo Maxkamadda Ciidamada.

Garmaqalka Racfaanka Qaraxyo & Dilal Ka dhacay Baled-xaawo ee Gobolka Gedo Maxkamadda Ciidamada.

TOOS: Idaacadda Subaxnimo

TOOS: Idaacadda Subaxnimo

Deg Deg Imaradka Oo Somalia U Hanjabay, Dani Oo Xalada Ku Adag Tahay

Deg Deg Imaradka Oo Somalia U Hanjabay, Dani Oo Xalada Ku Adag Tahay

Немцы не знали, что поймали офицера НКВД, который был лучшим инструктором из спецшколы

Немцы не знали, что поймали офицера НКВД, который был лучшим инструктором из спецшколы

Part5: Epstein File: Amina Mohamed oo kaso Muuqatay Epstein; Caruur la cunay & Flim Horror ah !!

Part5: Epstein File: Amina Mohamed oo kaso Muuqatay Epstein; Caruur la cunay & Flim Horror ah !!

Q2aad: Waxaa la dilay 6 Wiil oo Walaalaheed ah, Aabaheed Iyo Hooyaded - Qisada Reer Ali Aar Ibrahim.

Q2aad: Waxaa la dilay 6 Wiil oo Walaalaheed ah, Aabaheed Iyo Hooyaded - Qisada Reer Ali Aar Ibrahim.

FACE TO FACE T27 MUQDISHO iyo T27 MALAYSIA WHAT A GAME

FACE TO FACE T27 MUQDISHO iyo T27 MALAYSIA WHAT A GAME

Dr Maryan Qaasin oo ku guuleysatay guddoonka Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

Dr Maryan Qaasin oo ku guuleysatay guddoonka Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

АДЫЛОВ — Гарем, пытки и золото: Как жил хозяин Узбекистана?

АДЫЛОВ — Гарем, пытки и золото: Как жил хозяин Узбекистана?

DEG-DEG Dagaal Toos ah oo ka Socda Magaalada Baydhabo ee Maamulka KGS Iyo Khasaaraha ka dhashay.

DEG-DEG Dagaal Toos ah oo ka Socda Magaalada Baydhabo ee Maamulka KGS Iyo Khasaaraha ka dhashay.

Dagaalka Baydhabo iyo Awoodaha isku haya.

Dagaalka Baydhabo iyo Awoodaha isku haya.

WARAR WAA WAYN OO SAAKA KA SOO BAXAYA BARIGA DHEXE + SUUDAAN + DILKA WIILKII QADAAFI XOG CUSUB

WARAR WAA WAYN OO SAAKA KA SOO BAXAYA BARIGA DHEXE + SUUDAAN + DILKA WIILKII QADAAFI XOG CUSUB

Shiinaha oo saldhigyo milatari ka dhigtay dekeddihii uu ka dhisay Afrika

Shiinaha oo saldhigyo milatari ka dhigtay dekeddihii uu ka dhisay Afrika

То, что Китай строит прямо сейчас, лишит вас дара речи

То, что Китай строит прямо сейчас, лишит вас дара речи

TOOS: Dunida iyo Maanta

TOOS: Dunida iyo Maanta

Почки скажут вам: всего 1 стакан перед сном и ночные походы в туалет исчезнут | ПАМЯТЬ И МОЗГ

Почки скажут вам: всего 1 стакан перед сном и ночные походы в туалет исчезнут | ПАМЯТЬ И МОЗГ

Waxa uu saxaraha dhexdiisa kula kulmay libaax gaajaysan balse ...

Waxa uu saxaraha dhexdiisa kula kulmay libaax gaajaysan balse ...

Снято Случайно, Но Взорвало Интернет! Сумасшедшие Моменты с Животными!

Снято Случайно, Но Взорвало Интернет! Сумасшедшие Моменты с Животными!

© 2025 ycliper. Все права защищены.

  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности

Контакты для правообладателей: [email protected]