#8 – How to Create variables, Temporary tables and how to use Them in SQL | Af Soomaali
Автор: Shuraym Technology Center
Загружено: 2016-04-04
Просмотров: 1530
Описание:
Kuso dhawaaw Cashirka 8aad ee Tixanaha Cashirada Database ka gaar ahaan SQL Server oo afka somaliga ku bixi doona waana cashir aad umuhiim ah waxaad ku baran doonta waxayaabaha Soo socda :
Side ayaa lo sameeya Variables adigo Jooga SQL Server ?
Waa maxay Temporary tables, side ayaana lo sameya ?
Iyo intaas in kasii badan ayaad uga bogan doonta cashirkaan Ka faaideysi Wacan.
Waxii suaal ama fikrada ah noogu reeb qaybta comentska lana wadaag ardayda somaliyeed.
kuna so biir asxaateena Facebook ga : / shuraymtechnology
"Kubaro Afkaado Hooyo tiknoljiyada casriga ah Kana faiideyso kuna faideyso"
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: