QIISO QIIRO LEH | Anisha Oo Uurka Ka Heshay Farxad Aan La Filayn.
Автор: Ubax Ismail
Загружено: 2026-01-27
Просмотров: 6763
Описание:
QIISA DAB-AAH waa qisadii taabanaysa qalbiga, kuna saabsan Anisha iyo ninkeeda oo is-jecel balse ay dhexmareen qalaf iyo dhibaatooyin yar-yar.
Jacaylkooda mar walba wuu imtixaannaa, balse dulqaad, rajo iyo sabir ayay ku badbaadiyaan.
Ugu dambayn, Anisha waxay heshaa farxad weyn kadib markii ay ogaato in uur ay qaaday, taasoo noloshooda u beddesha bog cusub.
Qiisadani waa mid qiiro leh, murugo iyo farxad isku jirto, qof walbana wax ayuu ka baran karaa ❤️
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: