Guul iyo guul darro Illah Ayaa Bixiya"
Автор: Geellaq channel
Загружено: 2021-09-14
Просмотров: 26
Описание:
Guul iyo guul darro Illah Ayaa Bixiya"
Waxaan codsaneey naa in aan jawaab waafi ah ayaa kadooneey naa in la helo .
Suaallo :
A): Hadii la og yahay in Gabadha nin kii ka soo qaaday aqal keeda eey ku nooleed ikraan tahliil, wadahii gaariga ( nisa ) uu u ahaa Shaqaale ahaa yeen ( Nisa ) sidee ayuu wadaha kaligii uu u nool yahay hadana loo leeyahay Gabadha dhimatay kaligeed ? .
B) Haddii hooyada Gabadheeda la af duub tay meeyd ka ikraan tahliil la layahay
C) Maxeey tahay waxa eey Maxkamadda
Uu madaxa ka yahay Dhamme Hassan ali Nuur shuute Sugeeysaa in shaqadeed qabsato.
Waxaan is weeydiinay maxaa keenay in
Xarunta Nisa eey hor tubtaan ciidamada ka kalaTirsan ciidimada Farmajo oo xiligiisii dhamaaday iyo ciidama Mohamed Hussein Rooble .Allah dhoore .
Waxa gudoomiyahii hore aqalkii hoose
Well uu u hoos cararay Arintii Ikraan Tahliil
Waxeey tahay dhalashada ikraan soow
Maha Gaaljecel Samoow . Marka waa yahay in Farmaajo wax uu garayo eey jirin
Ee waxa dhiirigelin haya waa dagaalka
U dhaxeeya gaaljecel iyo Raxanweyn kakliya .
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: