Faysal xiirane- Dhiirane
Автор: Hawrar Lyrics
Загружено: 2014-02-10
Просмотров: 1741
Описание:
heestan wuxu fanaanka faysal xiirane ku dhiirigelinayaa ciidanka qaranka jamhuuriyada somaliland. waxay kusoo baxday TVga qaranka (SLNTV) barmaamij gaara oo loogu talo galay sanadka cusub ee 2014, waxa soo saaray weriyaha tvga qaranka u qaabilsan gobolka togdheer gaar ahaan magaalada burco cabdi satar sabri .
xuquuqda sawirka waxa leh bahda tvga qaranka ee burco anigu waxan usoo geliyuun inaan fanaanka oo aan hore heesihiisa loo baahin ku promote gareeyo, waa fanaan ruugcadaaya oo aad u cod sida idinba idiin muuqata nasiib darro heesihiisa sidii la rabay dadka looma gaadhsiin.
waxaan kula talinayaa bahda fanka iyo saxaafada ee gobolka togdheer iyo guud ahaanba jamhuuriyada somaliland inay kor usoo qaadaan fanka fanaaniinta sida faysal xiirane oo kale talent ga leh, kuwaas oo magac usoo jiidi kara wadankeena gaar ahaan gobolkeena togdheer, siday jawaan iyo sooraanba ugu soo jiideen.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: