Laga saarayaa dalka 13 sano ka dib Sendes ut av landet etter 13 år
Автор: NRK Ny i Norge
Загружено: 2020-12-05
Просмотров: 548
Описание:
29.11.2020 Cayrinta Mustafa Hasan oo 18 jir ah ayaa kicisay dad badan. Axadii 29 November, taageerayaashiisa ayaa banaanbax ka dhigay banaanka baarlamanka. Hasan wuxuu Norwey yimid asaga oo 6 jir ah, dalkana wuxuu deganaa muddo 13 sano ah. UNE waxay go'aansatay in Hasan loo diro Joordan.
Utvisningen av 18 år gamle Mustafa Hasan engasjerer mange. På søndag 29 november demonstrerte støttespillerne hans utenfor Stortinget. Hasan kom til Norge da han var 6 år gammel og han har bodd her i 13 år. UNE har bestemt at Hasan skal sendes til Jordan.
Ny i Norge waxaad ka heli kartaa oo kale halkan: https://www.nrk.no/nyinorge/
Ny i Norge finner du også her: https://www.nrk.no/nyinorge/
Ny i Norge, Waa barnaamij loogu tala galay, soogalootiga cusub, waxayna ka heli doonaan, wararka maxalliga ah iyo dhamaanba wararka ka imanaya waddanka oo dhan. Barnaamijku waxuu ka caawindoonaa, dadka cusub, in ay fahmaan wadanka una fudaydiyo in ay bulshada noorwiijiga dhexgeli karaan. Barnaamijku waxa uu ku baxaa afafka, dari, af soomaali, carabi iyo af tigree. Waxaad daawan kartaa usbuuc walba ee xasuuso inaad subscribe samayso.
Med Ny i Norge vil NRK gi nyankomne i Norge en mulighet til å bli bedre kjent med landet de har kommet til. Målet er at tilbudet, som i hovedsak, omfatter lokale nyheter og reportasjer fra hele landet, bidrar til en større forståelse av, og integrering i, det norske samfunnet. Foreløpig presenterer vi innholdet på arabisk, dari, somalisk og tigrinja. Vi publiserer nye videoer flere dager i uken. Bli abonnent på NRK Ny i Norge!
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: