CIYAARTII ZOMBIGA: Arisu iyo Usaagi ma ka Badbaadi Doonaan Jookarka? | Film Soo Koobid
Автор: Somali Flix
Загружено: 2026-01-12
Просмотров: 3616
Описание:
Kusoo dhawaada qaybta koowaad ee Alice in Borderland Season 3! 🔥
Maanta waxaynu galaynaa cutub cusub oo naxdin iyo xamaasad leh. Arisu iyo Usaagi waxay ku soo laabteen "Dalka Boodharlaan" (Borderland) si ay u wajahaan ciyaaro aan horey loo arag.
Qodobada Video-gan:
Arisu oo dib u galaya ciyaarta si uu u badbaadiyo Usaagi.
Ciyaarta naxdinta leh ee "Ugaarsiga Zoombiiga".
Sirta ka dambeysa Kaarka Jookarka iyo Matsuya.
Usaagi iyo ciyaarta Tareenka Dhimashada.
Haddii aad jeceshahay "Film Soo Koobid" iyo sheekooyin xamaasad leh, fadlan SUBSCRIBE dheh, gambaleelkana furo si aadan u seegin Part 2.
#AliceInBorderland #FilmSooKoobid #SomaliRecap
#SomaliRecap #AliceInBorderland #FilmSooKoobid
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: