ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

Hadafka dhabta ah ee Suuqa loogu jiro + Dhisidda Systems ku ilaaliya (Live Webinar 30-April-2023)

Автор: Moalimuu fx

Загружено: 2025-11-23

Просмотров: 25168

Описание: Muuqalkaan oo ahaa Live Zoom Webinar aan duubnay 30-kii April 2023, ayaa waxa uu ahaa mid aan si gaar ah ugu dul istaagnay hadafka saxda ah ee suuqa forex loo baranayo kaasi oo ah in aad si bilaa walwal ah aad suuqa ugu jiri kartid guul iyo khasaara intaba ✍🏾

Muuqaalkaan ayaan si faah faahsan waxa aan u dul istaagaynaaa muhiimada ay leedahay in qofku uu haysto systems iyo dastuur ay khasab tahay in aad iyaga ilaalisid oo aadan marna jabin si ay adigana systemskaasi kuu ilaaliyaan, emotionskaaga iyo afkaartaada ay u ilaalin lahaayeen✍🏾

Qaybaha dhexe ee webinarka waxa aan kaga hadlaynaa muhiimada ay leedahay in aad naftaada taqaanid, dabagal iyo review aad isku samaysid si aad isku ogaatid qof nooncee ah ayaad tahay, baro calaamadaha iyo waxyaalaha ku saameeya, dabeecadaha iyo qaababka marka aad u dhaqantid ku saamayn kara iyo waxyaalahaas oo dhan in la ogaado waxay kaa caawinaysaa in aad ogtahay waxa ay tahay in aad naftaada kaga tashataid ✍🏾

Ugu dambayna waxa aan casharkaan oo gabi ahaanba trading psychology ku saabsanaa aan kusoo gabagabaynay in qof kasta ay waajib ku tahay in uu ka shaqeeyo horumarinta naftiisa, oo ah mawduuca weyn ee ay iskugu soo biyo shubanayaan guud ahaanba habfeker wanaagsan oo la dhiso iyo guul nololeed oo la gaaro nooc ay ahaataba ✍🏾

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Hadafka dhabta ah ee Suuqa loogu jiro + Dhisidda Systems ku ilaaliya (Live Webinar 30-April-2023)

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

Talo Dhalinyaro | Beddel Noloshaada 2026 | Ustaad Mubarak Hadi | Moon Podcast🎥

20 Jirkii ugu halista badnaa Dark Web! Sidee 20 daqiiqo gudaheed ugu jabsaday 24 Million oo doolar?

ku Baraagug oo ka Taxadar waxyaalaha Kalifa kara in qof uu Suuqa Forex Iskaga Baxo!

Markii la dilay kadib xaaladu gacanta ayay ka baxday: Kala carar, Burbur & Colaad wayn!!

Sideed isaga caabin rabitaanka raaxda iyo dib udhigida !? |

🎙️Isku Xirka nidaamka iyo Qodobadiisa + Su'aalo iyo Jawaabo Muhiim ah (Live Webinar 03-July-2025)

Sidee loo gaadhaa horumar | Meehaal Podcast

Ep. 12 | Special Episode | Waa inaan si fudud u sameeyaa $1M berri aroorta?

WARAR WAA WEYN OO SAAKA TAAGAN: XAALADA BARIGA DHEXE + MEXICO OO DAGAAL QARKA U SAARAN +RUUSHKA/NATO

Isku xirka hadafyada suuqa ee maalinlaha ah iyo hadafka weyn ee nolosha (Live Webinar 15-May-2023)

المباراة الخالدة لريتشارد | ضد الكمبيوتر البشري

Deep House Mix 2024 | Deep House, Vocal House, Nu Disco, Chillout Mix by Diamond #3

Trading-ku Marna lama mid ahan Ganacsiyada kale ee Caadiga ah (Live Webinar 08- May-2023)

Saddex Saac oo Beddeli Doonta Noloshaada |Sirta Ganacsiga, Maamulka& Maaliyadda(Cashar Maaliyadeed)

: MW Dani oo ku sugan Muqdisho ayaa Weerar afka ah ku qaaday MW Xasan Sheekh

Waxaan Booqday Magaaladii Ugu Taariikhda wayneed Yurub: Sevilla 🇪🇸

Ganacsiga & Maaliyadda| Forex, Stocks & Crypto| Daawo Haddii Aad Dooneyso Isbeddel Nololeed 2026

Xorriyad Dhaqaale Bilow ilaa Dhamaad | Forex, Crypto, Stock Market & Saving – Moalimuu

Live Zoom Webinar 09-Oct-2023

Live Zoom Webinar 09-Oct-2023

Deg Deg Mucaradka Oo Go’aan Qaatay, Cirro Xabsiga Ku Guray Qarabada Muse Bixi

© 2025 ycliper. Все права защищены.

  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности

Контакты для правообладателей: [email protected]