RW Ku-xigeenka XFS Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka warbixiyay safarka uu ku joogo Maraykanka
Автор: DAMAL TV
Загружено: 2026-03-14
Просмотров: 29
Описание:
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka warbixiyay safarka uu ku joogo Maraykanka, kaas oo lagu xoojinayo xiriirka iskaashi ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Maraykanka.
Waxa uu sidoo kale sheegay in Baarlamaanka West Virginia uu meel mariyay qaraar lagu dhiirrigelinayo maalgashiga Soomaaliya.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: