ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

Safarka Dib-u-dejinta Qaxootiga ee dalka Kanada

Автор: Citizenship and Immigration Canada / Citoyenneté et Immigration Canada

Загружено: 2021-08-14

Просмотров: 11786

Описание: Fiidiyowgan ayaa la soo saarey ka hor cudurka safmarka ah ee COVID-19. Sawirrada qaar ayaa laga yaabaa in aysan muujin tallaabooyinka kala-fogaanshaha bulshada.

Dib-u-degidda dalka Kanada ee qaxooti ahaanta ayaa waxaa ka buuxa filasho, rajo iyo caqabado.

Wax weyn bay taraysaa in la oggaado waxa la filyo iyo adeegyada iyo taageerada aad heli karto marka aad tahay qaxooti dib-u-dejin loo sameeyay si lagaaga caawiyo in degidda dalka Kanada.

Ka hor inta aadan imaan, ayaa waxaad tababarka Hannuuninta Kanada ee Dibedda ka soo qaadan kartaa hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka. Tani waxay kugu caawin doonta in aad wax badan ka oggaato dalka Kanada iyo sida loogu diyaar-garoobo safarka.

Marka ugu horreysa ee aad timaado dalka Kanada adiga oo qaxooti dib-u-dejin loo soo sameeyay ah, hay’ad ay maalgeliso Dowladda Kanada ama kafaala-qaadayaashaada gaarka ah ayaa gacan kaa siin doonna daboolidda baahiyadaada degdegga ah. Waxay kugu soo dhaweyn doonnaan garoonka diyaaradaha, waxay ku siin doonnaan meel aad si ku meelgaar ah u joogto iyagga oo kaa caawin doonna in aad hesho guri joogto ah. Waxay sidoo kale kaa caawin doonnaan in aad xisaab banki furato, in aad carruurtaada iskuul ku qorto, iyo in aad barato sida loogu dhex socda bulshadaada cusub.

Sida qaxooti dib-u-dejin loogu sameeyay dalka Kanada ahaan, ayaa waxaad sidoo kale heli kartaa adeegyada degidda oo bilaash ah si lagaaga caawiyo in aad la qabsato oo aad ku dhex guuleysato bulshadaada cusub gudaheeda.

Adeegyadan ayaa waxaa bixiya ururro uu maalgeliyo Barnaamijka Dejinta ee Dowladda Kanada, waxayna kaa caawin karaan:
• Abuurista qorshaha dejin shakhsiyadeed oo ku saleysan baahiyadaada iyo awoodahaaga, iyada oo loo dirayo kooxo ama ururro ku caawin kara.
• Wax badan ka baro nolosha dalka Kanada.
• Baro Af Ingiriis ama Af Faransiis.
• Shaqo hel, shabakadaada xirfadeed dhis oo horumari kobaca xirfadaada shaqo.
• La xiriir dadka kale ee dhowaan yimid iyo Kanadiyaanka ka tirsan bulshadaada.

Si aad u hesho adeegyada dejinta oo bilaash ah oo kuu dhow, fadlan booqo: https://www.cic.gc.ca/english/newcome...

Ka hel jawaabaha su’aalahaaga baraha bulshada:
Facebook: Hay’addda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Kanada   / citcanada  
Twitter : @CitImmCanada   / citimmcanada  

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Safarka Dib-u-dejinta Qaxootiga ee dalka Kanada

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

🔴 СРОЧНО США ГОТОВЯТ САМЫЙ МОЩНЫЙ УДАР ПО ИРАНУ #новости #одиндень

🔴 СРОЧНО США ГОТОВЯТ САМЫЙ МОЩНЫЙ УДАР ПО ИРАНУ #новости #одиндень

Мощный удар по Брянску, Иран минирует пролив, Москва без интернета. Климарев, Потапенко

Мощный удар по Брянску, Иран минирует пролив, Москва без интернета. Климарев, Потапенко

Wareysi Xiisa leh - Dastuurka dhowaan loo codeeyey.

Wareysi Xiisa leh - Dastuurka dhowaan loo codeeyey.

CANADA | 3 BILOOD KADIB | NOLOSHA , SHAQADA , WAX BARASHADA

CANADA | 3 BILOOD KADIB | NOLOSHA , SHAQADA , WAX BARASHADA

War wayn: Madaxsare oo ISRL ah oo dhintay: ISRL oo Qarisay & Kashifaad dhacday!!

War wayn: Madaxsare oo ISRL ah oo dhintay: ISRL oo Qarisay & Kashifaad dhacday!!

KAMPALA🇺🇬 TO✈️ WINNIPEG🇨🇦 || SAFARKII UGU DHERAA ABID NOLOSHIISA | Full Video 4K | Step By Step

KAMPALA🇺🇬 TO✈️ WINNIPEG🇨🇦 || SAFARKII UGU DHERAA ABID NOLOSHIISA | Full Video 4K | Step By Step

რას ეძებს უკრაინა ოკუპირებულ აფხაზეთში? - მალხაზ პატარაია და რეზი ჭეშმარიტაშვილი

რას ეძებს უკრაინა ოკუპირებულ აფხაზეთში? - მალხაზ პატარაია და რეზი ჭეშმარიტაშვილი

sheed dheer

sheed dheer

Somalida iyo waxa  ay ku doortaan magaalada Toronto.

Somalida iyo waxa ay ku doortaan magaalada Toronto.

XOG CUSUB:GANTAALO WAWEYN OO ISRA'IL KU DHACAY | SHIDALKI IRAN OO GUBANAYA | LIBNAN DIYARAD SO RIDAY

XOG CUSUB:GANTAALO WAWEYN OO ISRA'IL KU DHACAY | SHIDALKI IRAN OO GUBANAYA | LIBNAN DIYARAD SO RIDAY

كيف يعيش السودانيين في اوغندا |#اللاجئيين  #زكي_شو_zaki_show

كيف يعيش السودانيين في اوغندا |#اللاجئيين #زكي_شو_zaki_show

Maalinta Beenta |Isku dayga maraykanka iyo israaiil in dowladaha khaliijka ay dagaalka soo galiyaan.

Maalinta Beenta |Isku dayga maraykanka iyo israaiil in dowladaha khaliijka ay dagaalka soo galiyaan.

Gabar Hindi ah oo Soomaaliya ka sameysay Safar Layaab leh

Gabar Hindi ah oo Soomaaliya ka sameysay Safar Layaab leh

😱FADUMO BURANBUR OO AFKA FURATEY CARUURTII LAGA QAATEY.

😱FADUMO BURANBUR OO AFKA FURATEY CARUURTII LAGA QAATEY.

HEESTII  IS ARUURSATOOY QISO DHAB AH

HEESTII IS ARUURSATOOY QISO DHAB AH

DADKA CANADA KU SOO GALO PASSAPORA-DA |ETHIOPIANKA IYO KENYANKA SHARCIGA CANADA MAQAADAN KARAAN ?

DADKA CANADA KU SOO GALO PASSAPORA-DA |ETHIOPIANKA IYO KENYANKA SHARCIGA CANADA MAQAADAN KARAAN ?

Dhacdo ruxday South Africa — qoys ayagoo hurda wax aan la garanayn soo weeraray

Dhacdo ruxday South Africa — qoys ayagoo hurda wax aan la garanayn soo weeraray

SAHRA SIMAN | QABRIBAYAX ''MAGAALO HAL WADDO LEH'' | RAMADAN ( DAY 13 ) | PART1

SAHRA SIMAN | QABRIBAYAX ''MAGAALO HAL WADDO LEH'' | RAMADAN ( DAY 13 ) | PART1

Nolosha soomaalida Ottawa Canada

Nolosha soomaalida Ottawa Canada

Fursad dahabi ah

Fursad dahabi ah "Sidee ayaa ku imaan kartaa Maraykanka"

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]