ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

Lafoole Soo heeti hodaneey | Adigoo hidihii qaba | Maxamed X Xuseen Lafoole | Soo heeti | Album Ruun

Автор: DHUGMAAL LYRICS

Загружено: 2023-01-03

Просмотров: 111227

Описание: Heesta: Soo Heeti Hodaneey
Luuqda: Maxamed Xasan Xuseen Lafoole
Lyrics: DHUGMAAL LYRICS


QORAALKA HEESTA (LYRICS)

Hoodiyo ayaanleey
Habeen dhalad nasiibleey
Haanshaa gobaadleey

Sadax qeyd hanaanliyo
Boqor lagu hagoogiyo
Dhacle lagu habeeyiyoo

Adigoo hiddihii qaba
Soo heeti hodaneey
Adigoon haraad qabin
Soo heeti hodaneey
Soo heeti hodaneey

Adigoo hubqaad wacan
Soo heeti hodaneey
Adigoon haraad qabin
Soo heeti hodaneey
Soo heeti hodaneey

❤❤❤❤❤❤❤❤

Hibaaqiyo udgooneey
Sida hogol hanaan qurux
Hobaanta midab u eg

Adoo heensa qaadkiyo
Hubinaaya socodkoo
Hadafaaya gobonimo

Adigoo hiddihii qaba
Soo heeti hodaneey
Adigoon haraad qabin
Soo heeti hodaneey
Soo heeti hodaneey

❤❤❤❤❤❤❤❤

Haybadaada sharafta leh
Habeenkaaga kheyrka leh
Dharaartaada hibada leh

Quruxdaada hodanka ah
Qiimahaaga hubanka ah
Timahaagan halacaa

Adigoo hiddihii qaba
Soo heeti hodaneey
Adigoon haraad qabin
Soo heeti hodaneey
Soo heeti hodaneey

#dhugmaallyrics #dhugmaal_lyrics #DHUGMAAL

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Lafoole Soo heeti hodaneey | Adigoo hidihii qaba | Maxamed X Xuseen Lafoole | Soo heeti | Album Ruun

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

Heesta- Taar (Dhedigaba aduunbaa)  Maxamed Xasan Xuseen - Lafoole

Heesta- Taar (Dhedigaba aduunbaa) Maxamed Xasan Xuseen - Lafoole

Джем – Lafoole Soo heeti hodaneey | Adigoo hidihii qaba | Maxamed X Xuseen Lafoole | Soo heeti | Album Ruun

Джем – Lafoole Soo heeti hodaneey | Adigoo hidihii qaba | Maxamed X Xuseen Lafoole | Soo heeti | Album Ruun

Taariikhda Tataarka | Qeybta 2aad – Asalka iyo Taariikhda Hore

Taariikhda Tataarka | Qeybta 2aad – Asalka iyo Taariikhda Hore

Amina Amuura  & Maxamed Xasan Lafoole | Heesta Amar Allee

Amina Amuura & Maxamed Xasan Lafoole | Heesta Amar Allee

Abdiqadir juba {anigu wali sidii ban} calaf lyrcis

Abdiqadir juba {anigu wali sidii ban} calaf lyrcis

Hoodiyo Ayaanley By Maxamed Bk HCTV HD

Hoodiyo Ayaanley By Maxamed Bk HCTV HD

Isa Sheeg

Isa Sheeg

LAFOOLE OO HEES QAAS U QAADAY MARWADIISA | WAXAD HELI TAQAAN | SHOWGII DALMAR YARE MUQDISHO 2022

LAFOOLE OO HEES QAAS U QAADAY MARWADIISA | WAXAD HELI TAQAAN | SHOWGII DALMAR YARE MUQDISHO 2022

YURUB GEENYO 2017 HEESTA NAXLI

YURUB GEENYO 2017 HEESTA NAXLI

aduunko dhan - lafole

aduunko dhan - lafole

Xasan Aadan Samatar Hunguri Dhubuq (lyrics)

Xasan Aadan Samatar Hunguri Dhubuq (lyrics)

Lafoole Heesti Ruun

Lafoole Heesti Ruun

HODAN ABDIRAHMAN  KA QAADO WIXII CASHARA  QISO DHABA  FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH

HODAN ABDIRAHMAN KA QAADO WIXII CASHARA QISO DHABA FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH

nabadeey macaney

nabadeey macaney

FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD

FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD

MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014

MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014

LAFOOLE 2025 | JAWI | HEELLO | ASTAAN MUSIC

LAFOOLE 2025 | JAWI | HEELLO | ASTAAN MUSIC

Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)

Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)

Khadra Cumar Dhuule Heestii Dood Kulama Wadi Karo Lyrics

Khadra Cumar Dhuule Heestii Dood Kulama Wadi Karo Lyrics

Maxamed Bk Saynab

Maxamed Bk Saynab

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]