MS Word: Sida Page break & Column Breaks loo Sameeyo & ee laysaga dhiliido.
Автор: Ali Kayse
Загружено: 2025-12-10
Просмотров: 54
Описание:
Casharkan maanta waxaad ku baranaysaa sida loo isticmaalo Page Breaks iyo Column Breaks ee Microsoft Word.
Labadan farsamo waxay kaa caawinayaan inaad si xirfad leh u kala qaybiso qoraalkaaga — bogag gaar ah, iyo naqshad qurux badan oo maamulka ku fiican.
Waxaad ogaan doontaa:
Maxay yihiin Page Breaks iyo Column Breaks?
Goorta la isticmaalo mid kasta?
Sidee loogu sameeyaa Word-ka si degdeg ah?
#MicrosoftWord
#PageBreak
#ColumnBreak
#WordSomali
#BarashadaComputerka
#SomaliTutorial
#AliKayse
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: