Sheekh Mustafa: Sidee Social Media u Burburinaysaa Maskaxda iyo Midnimada Soomaalida?
Автор: TUSBAX MEDIA
Загружено: 2025-05-04
Просмотров: 254
Описание:
#muxaadarocusub #sheekhxuseencalijabuuti Muuqaalkaan waa muxaadaro qiimo badan oo uu soo jeediyey Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil, isagoo si qoto dheer u falanqeynaya dhibaatada ay baraha bulshada (social media) ku hayaan bulshada Soomaaliyeed.
Sheekhu wuxuu tilmaamayaa sida ay ugu bataan waxyaabaha aan faa’iidada lahayn ee laga daawado social media, sida:
Ciyaaraha aan xadidneyn
Heesaha iyo muusikada
Qabyaaladda iyo aflagaadada qabiilka
Isku dirka bulshada Soomaaliyeed
Wuxuu sidoo kale tusaale u soo qaatay hadal kasoo yeeray nin caddaan ah oo khabiir ku ah cilmi baarista dhaqanka bulshada isticmaasha social media, kaasoo sheegay in dadka Soomaaliyeed ee ugu caansan baraha bulshada ay yihiin kuwa u badan dadka maskaxda ka buka ama aan cilmi iyo akhlaaq lahayn.
Sheekhu wuxuu ugu baaqayaa dhalinyarada Soomaaliyeed iney waqtigooda u huraan cilmiga, akhlaaqda, iyo waxyaabaha dhabta ah ee ka dhiga qofka Muslimka ah mid qiimo leh dunida iyo aakhiroba.
Muuqaalkaan waa digniin culus, wacyigelin iyo tusaale. La wadaag walaalahaaga si ay uga faa’iideystaan.
#SheekhMustafa #MuxaadaroCusub #SocialMediaSoomaali #Qabyaalad #CilmigaIslaamka #Wacyigelin #BarahaBulshada #HeesahaIyoCiyaaraha #SoomaaliDigniin #MuuqaalDiiniAh #SoomaaliCaqliga #SoomaaliMidnimo #YouthAwareness #Islaamka #IslamicReminder #Waano #Muxaadarooyin #SoomaaliWadani
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: