ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

WAREYSI GAAR AH: Ibraahim Caydiid Oo Kashifay Qorshaha Geelle & Xasan Sheekh Ee Saylac

Автор: Blueprint Media - Al Xaqiiqa

Загружено: 2025-11-20

Просмотров: 41873

Описание: Fiidiyowgan cusub ee Blueprint Media waxaan ku qaadanaynaa WAREYSI GAAR AH oo lala yeeshay Ibraahim Caydiid, kaas oo daaha ka fayday saddex arrimood oo culus oo saamayn ballaadhan ku leh Somaliland:

1. Qorshaha Geelle & Xasan Sheikh ee lagu destabilize-gareynayo Saylac

Caydiid wuxuu sheegay in Ismaaciil Cumar Geelle iyo Xasan Sheekh ay si rasmi ah u wataan qorshe siyaasadeed oo lagu doonayo in Saylac lagu abuuro qas, kala-qoqob iyo fowdo—qorshe beegsanaya gobolka Awdal iyo gacanka.

2. Hadalladii qabiilka ee ceebta ahaa ee Dr. Gaboose

Dr. Gaboose ayaa ku dhacay hadal jebiyay anshaxa siyaasadeed, dhaawacayna isku-duubnida bulshada.Caydiid wuxuu ku tilmaamay inay ahayd:“Hadal aan u qalmin siyaasi qaran u taagan.”

3. Soomaaliya oo dib u hurisay dagaalkii E-Visa

Soomaaliya waxay mar kale bilowday E-Visa offensive ka dhan ah Somaliland, taas oo qayb ka ah dagaalka siyaasadeed & sharci ee lagu wiiqayo qaranimada Somaliland.

Fiidyowgan wuxuu bixinayaa xog sirdoon, falanqayn qoto dheer iyo su’aalo adag oo aan laga baqan—taas oo ah astaanta Blueprint Media.

➡️ Daawo, faallo ka dhiib & nala wadaag aragtidaada.➡️ Subscribe ku dhufo Blueprint Media si aad ula socoto warar aan la shaandhayn & falanqayn dhab ah.
Soo Saare: Blueprint Media
📺 YouTube: Blueprint Media📘 Facebook: Blueprint Somali📸 Instagram: @blueprintmedia2022🎵 TikTok: @theblueprintmedia

#Somaliland, #Saylac, #Awdal, #Geelle, #HassanSheikh, #DrGaboose, #EVisa, #IbraahimCaydiid, #BlueprintMedia, #WararkaSomaliland, #SomalilandNews, #SiyaasaddaSomaliland, #Falanqayn, #Wareysi, #WarCusub, #MuuqaalCusub, #SomalilandXog, #SomalilandArimahaGudaha, #DoodSomaliland,

______________________________________________________

Welcome to Blueprint Media.

Ku Soo Dhawow Blueprint - Aadbaad u mahdsantihiin dhamantiin inta channel keena ku xidhanalle ha idin xifdiyo ❤️

#somaliland, #Somali, #Blueprint, #BlueprintSomali,#usa, #maraykanka, #Aqoonsi, #Aqoonsiga, #blueprint, #midnimo, #difaac, #qaran,

Youtube Page: https://youtube.com/@blueprintsomali?...
Facebook Page: https://www.facebook.com/blueprintsom...
Instagram page: https://www.instagram.com/blueprintme...
TikTok Page: www.tiktok.com/@theblueprintmedia

 
Contact email: [email protected]
Note: I do not have the ability to answer all emails but know that each email is read. If inquiring about sponsorship, The Blueprint Media is currently only seeking sponsorship from established brands that do not deal in a financial product (as per USA Law).

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
WAREYSI GAAR AH: Ibraahim Caydiid Oo Kashifay Qorshaha Geelle & Xasan Sheekh Ee Saylac

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

TURKIGA OO QIRAY IN SOOMAALIYA UU GEEYAY DIYAARADAHA F-16 + XIISADA BARIGA DHEXE + TRUMP/TRUMP

TURKIGA OO QIRAY IN SOOMAALIYA UU GEEYAY DIYAARADAHA F-16 + XIISADA BARIGA DHEXE + TRUMP/TRUMP

Ахбори Тоҷикистон ва ҷаҳон (30.01.2026) اخبار تاجیکستان )

Ахбори Тоҷикистон ва ҷаҳон (30.01.2026) اخبار تاجیکستان )

Warka: Maraykanka & IATA/ICAO oo Digniin Culus u Diray Somaliya, Arinta Duulista Diyaaradaha Israel

Warka: Maraykanka & IATA/ICAO oo Digniin Culus u Diray Somaliya, Arinta Duulista Diyaaradaha Israel

Taariikhdii Sh Isaxaaq Binu Axmed┇Sh Ismaaciil Muxumed┇► Xalqadii 2aad

Taariikhdii Sh Isaxaaq Binu Axmed┇Sh Ismaaciil Muxumed┇► Xalqadii 2aad

XOG! Farmaajo oo shirqool Halis ah u dhigay XASAN SH & B/Caalamka oo dhaqaalihii ka jaratay DFS.

XOG! Farmaajo oo shirqool Halis ah u dhigay XASAN SH & B/Caalamka oo dhaqaalihii ka jaratay DFS.

DEG DEG CIISE WAYNE OO JABWAYN GAAR SIIYAY MALEESHIYADA SAMAROON DJIBOUT SOMALIA ETHIOPIA OO XALAD..

DEG DEG CIISE WAYNE OO JABWAYN GAAR SIIYAY MALEESHIYADA SAMAROON DJIBOUT SOMALIA ETHIOPIA OO XALAD..

Sadex dawladood oo Soomaaliya iyo Jabuuti ka mid yihiin oo lagu eedaynayo qalalaasaha siyaasadeed

Sadex dawladood oo Soomaaliya iyo Jabuuti ka mid yihiin oo lagu eedaynayo qalalaasaha siyaasadeed

Maraykanka Oo Aqoonsiga Somaliland Markale Ku Wargaliyay Geelaha Jabuuti

Maraykanka Oo Aqoonsiga Somaliland Markale Ku Wargaliyay Geelaha Jabuuti

Dagaalka Ka Dhex Qarxay Ciidanka Firdhiye Iyo Ciidanka Abwaanka Oo Garaad Jaamac Garaad Ismaciil Ka

Dagaalka Ka Dhex Qarxay Ciidanka Firdhiye Iyo Ciidanka Abwaanka Oo Garaad Jaamac Garaad Ismaciil Ka

Waar deeg deeg ahh

Waar deeg deeg ahh

Hees Cusub 2026 – Jabuuti War baa ka imaan – Ibraahim Caydiid

Hees Cusub 2026 – Jabuuti War baa ka imaan – Ibraahim Caydiid

Dagaal Culus Cerigaabo Ciidanka Khaatumo & Maakhir Qabtay Maxabiis & Gadiid S/Land Dagaal Hub Gadiid

Dagaal Culus Cerigaabo Ciidanka Khaatumo & Maakhir Qabtay Maxabiis & Gadiid S/Land Dagaal Hub Gadiid

SHEEKH DABCASAR MA ISYEELYEELAYAA, MA DADKUU MARIN HABAABINAYAA MISE WAX KALE AYAA JITA?

SHEEKH DABCASAR MA ISYEELYEELAYAA, MA DADKUU MARIN HABAABINAYAA MISE WAX KALE AYAA JITA?

Xog Ciise Weerar kuma aha Somalilnd, Maalin Calanka Madow Somaliya Ma qaadan Go.aankii Cirro Saylac?

Xog Ciise Weerar kuma aha Somalilnd, Maalin Calanka Madow Somaliya Ma qaadan Go.aankii Cirro Saylac?

Xeer Beesha Ciise oo Hada Si Toos ah loo Soo Bandhigay Gafka uu ka galay Diinta Islaamka

Xeer Beesha Ciise oo Hada Si Toos ah loo Soo Bandhigay Gafka uu ka galay Diinta Islaamka

Aqoonsiga soomaaliland iyo waxa xasan sheekh la gud-boon!

Aqoonsiga soomaaliland iyo waxa xasan sheekh la gud-boon!

DEG__Laba wasiir o iscasilaya xukumada mw ciro &somaliya o fasaxaysa somaliland aqoonsigi cawa burco

DEG__Laba wasiir o iscasilaya xukumada mw ciro &somaliya o fasaxaysa somaliland aqoonsigi cawa burco

DEGDEG Taliye Nimcaan oo ku hoyanaya Xariirad & Qiyaano loo maleegay Samaroon, Amar Cusub oo soo...

DEGDEG Taliye Nimcaan oo ku hoyanaya Xariirad & Qiyaano loo maleegay Samaroon, Amar Cusub oo soo...

Farah Macalin - Sir Culus - Aqoonsiga Somaliland & Dhulbahante Arimo Naxdin leh Fadeexo

Farah Macalin - Sir Culus - Aqoonsiga Somaliland & Dhulbahante Arimo Naxdin leh Fadeexo

DAGAALKA MASEERKA PUNTLAND IYO WAQOYI GALBEED QEYLO DHAANTA XOG

DAGAALKA MASEERKA PUNTLAND IYO WAQOYI GALBEED QEYLO DHAANTA XOG

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]