IBS: Maxay Tahay Calool Xanuunka Joogtada ah?
Автор: Dr KAMAAL | Cudurrada Guud iyo Uur ku jirta
Загружено: 2025-09-30
Просмотров: 432
Описание:
Muuqaalkan waxaan ku sharaxayaa cudurka Irritable Bowel Syndrome (IBS) oo loo yaqaan calool xanuunka joogtada ah. Waxaan ka hadli doonaa calaamadaha ugu waaweyn (calool fadhiga, shuban, calool istaag, iyo xanuunka caloosha), sababaha cudurka, iyo sida loo maareeyo.
👉 Haddii aad leedahay calool xanuun soo noqnoqda, fiiri muuqaalkaan si aad wax badan uga ogaato.
📌 Af-Soomaali baan ku sharaxay si qof walba u fahmo.
Subscribe si aad ula socoto muuqaalada caafimaadka cusub ee aan soo geliyo.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: