Sheeko naag dameer dartii loo furay markay guriga keentay kaddib
Автор: QURUX QOYS & CAAFIMAAD FIICAN
Загружено: 2025-10-31
Просмотров: 21656
Описание:
Sheeko naag dameer dartii loo furay markay guriga keentay kaddib
Waxaa jirtay naag carab oo ku noolayd guri qurux badan.
ninkeeda wuxuu ahaa nin lacag leh.
wax kaste ay u baahan tahay wuu siin jiray.
wuxuu ahaa nin deeqsi ah.
Ninkeeda aad buu iyada u jeclaa.
wuxuuna ahaa nin masayr badan.
qofkii ay la hadashaba wuu ka masayri jiray.
Xataa heer wuxuu gaaray inuu xayawaanada uga shakiyo.
Waxay rabtay ninkeeda inay si fiican usoo jiidato oo ay iska dhigto naag dareen badan.
naag cajuus ah oo deriskeeda ayay la tashatay.
Naagtaas xaasid ayay ahayd laakin iyada ma aysan ogeyn.
Waxay ku tiri: ninkaaga waxaad kusoo jiidan kartaa inaad ku tiraahdo geedkaaga waxba igama qaado.
waxaan rabaa geedka dameerka !
Habeenkii markuu guriga yimid waxay ku tiri. aniga waxaan rabaa geedka dameerka oo kale inaad lahaato.
Markuu hadalkaas ka maqlay aad buu uga carooday.
wuuna dhibsaday wuxuu ku yiri: naayaa aniga miyaa ku qancin la'.
Waxaa dhacday ninkii inuu guriga kasoo daaho.
Wuxuu bilaabay inuu habeenkii waqti dambe usoo hoydo.
Xaaskiisa arrintii ayay dhibsatay.
Waxay u sheegtay habartii cajuusada ahayd.
Duqdii waxay tiri: dameer soo iibi guriga keen isagoon ogeyn kedis uga dhig.
Suuqa intay aadday ayay dameer kasoo iibsatay.
Ninkeeda markuu yimid galbihii guriga.
wuxuu arkay dameer fadhiga dhex joogo !!
Intuu madaxa qabsaday oo ku xanaaqay wuxuu ku yiri: dameerkan yaa keenay halkan !!
Waxay tiri: anaa iska leh:
Wuxuu ku yiri: yaa ku yiri keen ? !!
Way ku qososhay waxay ku tiri waajibkaaga ayaad kasoo bixi waysay !
miyaad ka masayraysaa ??
Wuxuu ku yiri: ma xayawaan baan ka masayrayaa ?
Ninkii intuu xanaaqay ayuu guriga ka tagay.
habeenkaas meel kale ayuu soo seexday.
Subaxdii intuu keenay aabbaheeda iyo walaalaheeda ayuu ku horfuray.
wuxuu ku yiri: gabadhiina dameer ayay iga dooratay.
Naagtii meesha ayay ku calaacashay.
Gurigeedana meesha ayuu ku dumay.
murtida waxay tahay naagaha aad kala tashanayso arrimaha gurigaaga iyo ninkaaga iska ilaali.
galmada dumarka waa yaab sheeko cajiib ah.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: