Buulo Xuubeey Macquul ma ahan.
Автор: Gacaltooyo (Lowkaan)
Загружено: 2025-05-01
Просмотров: 27514
Описание:
Buulo Xuubey waa xaafad ku taalla degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, gobolka Banaadir. Xaafaddan waxay caan ku tahay nolol bulsho oo firfircoon,
Buulo Xuubey waxay leedahay xarumo waxbarasho iyo ciyaaro. Garoonka kubadda cagta ee xaafadda ayaa ah meel muhiim u ah dhalinyarada, waxaana lagu qabtaa tartamo isboorti, gaar ahaan bisha Ramadaan . Sidoo kale, buundo cusub oo loogu talagalay ardayda si ay si fudud uga tallaabaan wadada ayaa laga hirgeliyey xaafadda, taasoo kor u qaadday amniga iyo isku socodka dadka.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: