Meherka Waa in Hoos Loo Dhigaa - Sh.Cabdulahi QAARI - Hanuun islamic TV
Автор: Hanuun TV
Загружено: 2022-12-05
Просмотров: 857
Описание:
🔵Hanuun islamic Tv🔵
👉Waa Tv Islaami ah oo laga aas-aasay Deegaanka Soomaalida Kaasoo Xaruntiisu Tahay Caasimadda Jigjiga
Wuxuuna Kashaqayn Doonaa Hawlaha Dacwada iyo Samafalka.
Waxaadna ka helaysaan Barnaamijyo tayo & hufnaan leh Kuna Saabsan Diinteena islaamka.
👉Hanuun islamic TV waa Isha Dacwada Deegaanka Soomaalida
Waa iftiin iftiimaya oo u iftiiminaya Bulshada jidka Toosan Iyo Xaqqa wuxuuna dhiirigalinayaa Bulshada isagoo si joogto ah uxasuusinaya inay ulaabtaan Xagga ilaahay, Wanaagana isfaraan, Xumahana iska reebaan, iyagoo raadinaya naxariista ilaahay iyo Dambi dhaafkiisa.
👉Meel kastood joogto ku xidhnaw Hanuun islamic Tv kuna raaxayso Barnaamijyo Taya Leh, jawi wanaagsan, cibaado iyo dhiirigalin joogto ah.
🔵ADEEGYADA DUUBISTA EE
HANUUN ISLAMIC Tv waxaa kamid ah:-🔵
✅️ Wacdiga iyo Muxaadaradka Culimada.
✅️ Suaalo & Jawaabo aanu waydiino Culimada.
✅️ Suaalo & Jawaabo aanu waydiino Bulshada.
✅️ Duruusta Cilmiga sharciga ah.
✅️ Duubista Qur'aanka Cod iyo Daawashaba
✅️ Duubista Nashiidooyinka
✅️ Duubista Barnaamijyo Kusaabsan "Taariikh Nololeedka Culimada".
✅️ U Samaynta Xaysiisyo Goobaha Waxbarashada Ee lagu barto Diinta ilaahay
✅️ Xafladaha Goobaha Waxbarashada.
✅️ soo gudbinta Shaqooyinka Haayadaha Khayriga ah (Samafalka).
✅️ Duubista Aroosyada islaamiga ah.
🔵YOUTUBE🔵
/ @hanuuntv
🔵FACEBOOK🔵
/ hanuunislamictv
🔵TIKTOK🔵
/ hanuunislamictv
🔵INSTAGRAM🔵
/ hanuunislamic
🔵TWITER🔵
/ hanuunislamictv
🔵TELEGRAM🔵
https://t.me/hanuunislamictv/
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: