Maanta City Walk – Downtown Minneapolis With Sahal
Автор: Shakur252 vlogs
Загружено: 2026-02-14
Просмотров: 2157
Описание:
This link is my friend channel / @iamsahal143
Maanta waxaan ku soconeynaa bartamaha magaalada Minneapolis 🌆
Aniga iyo Sahal waxaan ku wareegeynaa downtown-ka, annagoo daawaneyna muuqaalka magaalada, dhismayaasha, iyo nolol maalmeedka ka socda halkaas.
Waa socod xiiso leh oo aad ku arki doonto jawiga magaalada, wadooyinka mashquulka ah, iyo meelaha gaarka ah ee Minneapolis. Haddii aad jeceshahay city walk, vlog-yo nolol maalmeed, iyo muuqaalada Minnesota, muuqaalkaan adigaa loogu talagalay.
Ha iloobin inaad Like saarto 👍, Comment reebto 💬, kana Subscribe gareyso channel-ka si aad ula socoto vlog-yada soo socda!
#dailyvlog #drivingvlog #somalivlog #carvlog #somaliyoutuber #somalivlogger #somalidriver #minnesotalife #deliveryvlog #minnesotavlog #MaantaCityWalk
#DowntownMinneapolis
#MinneapolisVlog
#MinnesotaLife
#CityWalk
#WalkingVlog
#SomaliYouTuber
#ExploreMinnesota
#StreetWalk
#WithSahal
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: