Waa kuma Hoggaamiyaha cusub ee Iran, Mowjataba Ali Khumanei
Автор: Haldoor Media
Загружено: 2026-03-08
Просмотров: 8
Описание:
Warar rasmi ah ayaa sheegaya in Mojtaba Ali Khamenei, wiilka hoggaamiyaha Iran Ayatollah Ali Khamenei, loo doortay inuu noqdo hoggaamiyaha cusub ee Iran.
Video-kan waxaan ku falanqeynaynaa:
• Sidee loo doortay Mojtaba Khamenei
• Doorka uu ka ciyaaray siyaasadda Iran sanadihii la soo dhaafay
• Waxa ay tani uga dhigan tahay mustaqbalka Iran
• Saameynta ay ku yeelan karto Bariga Dhexe
• Xiriirka Iran la leedahay Mareykanka iyo Israa’iil
Ma noqon doontaa isbedel siyaasadeed mise sii socoshada nidaamkii hore?
Daawo falanqeyn Somali ah oo qoto dheer.
👍 Haddii aad jeceshahay falanqeynta siyaasadda caalamka:
Subscribe saar channelka
Like saar video-ga
Share garee si dad badan u gaarto.
Xuquuqda muuqaaalka waxaa iska leh @Geylan media
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: